Hargeysa (Somal Sports)Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa manta ka gudoomay deeq agab ah xubno matalayey jaaliyadda Somaliland ee dalka UK.
Waxaa toddobaadkii ina dhaafay lagu qabtay magaalada Glasgow, Scotland shirkii caalamiga International Festival of Athletic Coaching. Shirkan oo ay sannad walba qabanqaabiso Hayadda IFAC ee Scotland;
Xulka Qaranka Soomaaliya ee loo yaqaan (Xidigaha Badweynta) ayaa maanta iyad jab iyo murugo kala soo dareeray garoonka kubbadda cagta Mandela National Stadium oo ku yaala magaalada Kampala ee dalka Uganda kadib markii cayaar ka tirsan Cecafa Cup 2012 ay la yeesheen dhigooda dalka Burundi.
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa ugu baaqay Dhalinyarada wakhtiga ololaha baabuurta guudka uga baxda inaanay naftooda halis galin, anshaxa iyo nidaamkana ilaaliyaan, isla markaana si nabad-gelyo ah u banana-baxaan wakhtiga ay ololaynayaan.
Somal Sporst: Hargiesa:- Tababaraha gobolka Hawd oo ka mid gobolada ku tartamaya Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo bisha dambe ka furmaya magaalada Hargiesa Mr. Aadan Maxamed Aadan (Daayeero), ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee ciyaartoyga kubada cagta ee gobolka Hawd u meteli doono ciyaaraha dalka.
Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska,oo uu Waheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi ayaa maanta Furay Kalfadhigii Sedex iyo Labaatanaad ee Golaha Dallada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo.
Ciyaar lagu xusayey allah haw naxariistee ciyaaryahankii marxuun MAXAMED CABDI MUUSE oo ka tirsanaa kooxda cashuur oo ka dhisan caasimada Hargeysa ayaa lagu qabtay garoonka Hargeysa Stadium.
Kooxda Goodir aya a manta 1-0 kaga badiyay kooxda xidigaha cirka cayaar ahaayd munaasibad loo dabaaldagayay sanadguurada ciidanka poliska Somaliland oo ka dhacday garoonka weeyn ee Hargeisa Stadium.
Gudoomiyaha Ciyaarha Ee Degmeda gabiley Muxiyadiin Axmed C/raxmaan (Abu-Bushra) Ayaa Maanta Xilal Cusub U magacaabay Labadan Masuul Ee kala Ah Maxamed Meecaad Samatar iyo Sacad Axmed Cabdi.
Shirkadaha Dahabshiil Group waxa hambalyo u diraysaa dhamaan dhalinyarada iyo Ciyaartoyda Somaliland, iyada oo marwalba shirkadu diyaar u ah kana qayb qaadata horumarinta dhalinyada iyo Ciyaaraha Somaliland. Fariintaas iyo salaantaas ciida waxaanu ka helnay Maamulka guud ee shirkadaha….
Berbera Ciidamadda Baadhista Danbiyadda ee CID-da ayaa maanta madaarka Berbera ka qabtay laba masuul oo ka tirsanaa Bahda Ciyaaraha oo muddo toban cisho ah si dhuumasho ah ugu maqnaa mgaaladda Muqdisho ee Somaliaya.
Wasiirka Dhalinyarada, dhaqanka iyo ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa maanta si rasmiyga ugu dhawaaqay wakhtiga la qaban doono ciyaarihii gobolada ee sanadlaha ahaa.
Wasiirka ciyaaraha, dhalinyarada iyo dhaqanka ee Somaliland Cali Siciid Ragayl, waxa uu 17-kii bishan soo saaray go’aan uu ku baabiiyey dhammaan xidhiidhadii ciyaaraha ee wasaaradda.
Wasiirka wasaaradda ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa Direeto uu soo saaray ku baabiiyey dhammaan xidhiidhadii Ciyaahaha kala kala duwanaa ee wasaaraddu lahayn.
Waxaa garoonka kubada cagta ee magaalada Hargeysa ay ciyaar aad u xiiso badani ku dhex martay labada kooxood ee Ex-Unicef iyo kooxda Waaya Arag,ciyaartaas oo lagu sagootinayey ciyaartoyga Cabdixakiin Muuse(Cabdixakiin Bacda)
Kooxda Baby Shop ayaa maanta ku guulaysatay koobkii bisha Ramadaan ee ka socday garoonka Hargeysa Stadium kaas oo uu maal galiyey ciyaar yahankii waynaa ee Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase.
Kooxda kubbadda Cagta ee Shube ayaa arbacadii la guddoonsiiyey deeq isugu jirtay qalab isboorti iyo waliba lacag Kaash ah,
Orodyahanka taariikhda gallay ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland Maxamed Faarax ayaa caawa markii labaad ku guulaystay billadda dahabka ah ee 5000 M isagoo sida dufaanka uga dhex booday orodyahanadii ku dhawa.
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Cali Siciid Reygal ayaa ku hambalyeey guusha orodyahanka caalamiga ah Mo Farah ka soo hooyay orodka 10,000m ciyaaraha Olambiga Adduunka ee ka socda magaalada London 2012.
Orodyahanka Maxamed Faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse u orda dalka boqortooyada ingiriiska oo uu ku koray ayaa caawa taariikh cusub dhigay ka dib markii uu ku guulaystay orodka 10,000 Meter.
Kooxda Kubadda Cagta ee ku Ciyaareysay Magaca Shirkadda Sharaabka Coca-Cola-ha Somaliland ee Somaliland Brava rage Industry (SBI) ayaa maanta Afar iyo eber kaga badisay Kooxda ku ciyaareysay Hoobaan,
Ayanleh Souleiman who ran 3:30.31, the 4th fastest time in the world in 1500m will miss the 2012 London Olympic due to cortical thickening of tibia, and fibula 15cm length.
Waxaa beryahan ku sugnaa Magaalada Antrim, North Ireland Kooxo kala duwan oo ka kala socda waddama fara badan, kuwaas oo isu diyaarinaya ciyaaraha London Olympics ee maanta bilaabmay.
Ururka qurba jooga dhalinyarada YES Sports ee Wadanka Holland ayaa maanta deeq qalab sports ah soo gaadhsiiyay gudiga ciyaaraha Degmada Boon ee Gobolka Selel.
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu furayay Koobka Kubada cagta Ramadaanta ee Garoonka Guryosamo Stadium
Koobka loogu tala galay bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa maanta si rasmiya uga furmay garoonka wayn ee Hargeysa Stadium.