Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Cali Siciid Reygal ayaa ku hambalyeey guusha orodyahanka caalamiga ah Mo Farah ka soo hooyay orodka 10,000m ciyaaraha Olambiga Adduunka ee ka socda magaalada London 2012.
Kadib markii uu xalay ku guuleystay bilada dahabka.
Wasiir Raygal waxa uu tilmaamay in Mo Farah uu u dhashay dalka Somaliland, isla markaana uu u orodayay dalka Ingiriiska.
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Cali Siciid Reygal ayaa ku hambalyeey guusha orodyahanka caalamiga ah Mo Farah ka soo hooyay orodka 10,000m ciyaaraha Olambiga Adduunka ee ka socda magaalada London 2012.Kadib markii uu xalay ku guuleystay bilada dahabka.
Wasiir Raygal waxa uu tilmaamay in Mo Farah uu u dhashay dalka Somaliland, isla markaana uu u orodayay dalka Ingiriiska.
Webmaster: