Dahab Shiil

Ministry of Youth Sport and Culture

Sports Links

Other sports news

  • Carlos Alberto acquitted of doping The Vasco Da Gama player has successfully overturned his suspension but may face further trials if the regulatory body appeals his case

    Read more...
  • Bundesliga chief slams summer World Cup 2022 Christian Seifert believes the choice to host the international tournament in Qatar will be "hard, if not impossible" if Fifa continues to avoid staging it in the winter

    Read more...
  • Christopher Columbus statue dressed in Barcelona shirt The legendary explorer was kitted out in the new Blaugrana jersey in a publicity stunt much to chagrin of city rivals Espanyol

    Read more...
  • Fiorentina announce Jakovenko signing The Viola revealed the signing of the well-travelled winger, who has signed a contract which will keep him at the Serie A club until 2016

    Read more...
  • Hart urges Manchester City to move on ahead of Pellegrini arrival The England international, who was singled out for criticism by Roberto Mancini last term, believes the club only need "little tweaks" in order to challenge for titles next season

    Read more...

Kooxda Kubadda Cagta ee ku Ciyaareysay Magaca Shirkadda Somaliland Brava rage Industry (SBI)

Kooxda Kubadda Cagta ee ku Ciyaareysay Magaca Shirkadda Sharaabka Coca-Cola-ha Somaliland ee Somaliland Brava rage Industry (SBI) ayaa maanta Afar iyo eber kaga badisay Kooxda ku ciyaareysay Hoobaan,

kadib markii galabta Ciyaar aad u qurux badan ku dhex martey Garoonka kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium ee Caasimada Hargeysa.

 

Ciyaartan dhexmartey labada Kooxood ee ku kala Ciyaarayey Shirkada Cola cola-ha Somaliland ee SBI iyo kooxda ku Ciyaareysay magaca Hoobaan ayaa oo ka mid ahayd tartanka bisha ramadaan ka socda garoonkaasi. Ayaa ahayd Ciyaar aad u xiisa badan oo dadweynihii daawanayey soo jiidatay, kadib markii koox waliba soo bandhigtey Ciyaar aad u qurux badan.

Ciyaartan u dhaxeysay labada Kooxood ayaa waxay ku bilaabantey jewi qurux badan oo dadweynihii dawanayey soo jiidatey,taas oo koox waliba dardar la soo gashay garoonka, oo ay ciyaartu ahayd weerar iyo weerar-celis ayaa markii ay Ciyaartu socotey rubuc ayaa waxa goolkii 1aad keenay kooxda ku Ciyaareysay magaca Shirkada Coca-Cola-ha ee SBI waxaana goolkaasi u dhaliyey Ciyaaryahanka magaciisa la yidhaahdo Mukhtaar Baashe oo kooxda uga ciyaarayey difaaca una sitey funaanada Number 3,

Kadib markii uu goolka kowaad dhashay ayaa waxay ciyaartii noqotey ciyaar kuluul, taas oo ka danbeysay kadib markii kooxda Hoobaan ay soo qaaday weerar culus si ay u keento goolka laga dhaliyey,nasiib wanaag wax gool ah may keenin, hasayeeshe qeybtii hore ee Ciyaartu markii ay gebogebo ku dhaweyd ayaa Kooxda SBI la timid goolkoodii 2aad, waxaana u dhaliyey Ciyaaryahanka Mubaarig Robinho oo kooxda uqaata Number-ka 11aad, waxaanay qeybtii hore ee Ciyaartu ku dhamaatey laba gool iyo eber ay lahayd Kooxda Hoobaan.

Markii la isugu soo noqday qeybtii labaad ee Ciyaarta oo koox waliba dardar kula soo noqotey garoonka, ayaa markii ay Ciyaartu socotey 3-daqiiqadood ayaa Kooxda SBI la timid goolkii 3aad waxaana u dhaliyey Kabtanka kooxda Ridwaan Heetiye oo kooxda u sitey Number-ka 7aad.

Inkasta kooxda ku Ciyaareysay magaca Hoobaan ay soo bandhigtey Ciyaar qurux badan waxay iska lumisay fursado badan oo ay heleen, taa bedelkeedana waxa ka faa’iideystey kooxda ku ciyaareysay magaca Shirkada Coca-Cola-ha Somaliland ee SBI.

Ciyaartu markii ay gebogebo ku dhaweyd ayaa Kooxda ku ciyaareysay SBI la timid goolkoodii 4aad waxaana u dhaliyey Ayaanle Isqaniin oo kooxda uga Ciyaarayey difaaca, una sitey numberka 4aad, waxaanay guushii sidaas ku raacday Kooxda ku Ciyaareysay magaca Shirkadda Sharaabka Coca-Cola-ha Somaliland ee SBI

Ciyaartan oo ka mid ah tartanka bisha ramadaan ka socda garoonka kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium ee Caasimada Somaliland ee Hrageysa, ayaa waxa maalgeliyey oo dhigay koobkaasi Ciyaaryankii hore ee Kubadda Cagta Yuusuf Nuux Yuusuf (Yuusuf Tadhase) oo wakhtigan degen dalka Norway, kaas oo ka shaqeya kuna hawlan horumarinta Ciyaaraha Somaliland.

Xigasho HadhwanaagNews

Share

Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • AP Source: Coach K returning to US men's team (Yahoo! Sports) Mike Krzyzewski had decided to remain coach of the U.S. men's Olympic basketball team.

    Read more...
  • NBA draft order set, so who goes No. 1? (Yahoo! Sports) The Cleveland Cavaliers are on top of the NBA draft yet again, only this time there is no LeBron James waiting to save them. There may not even be a Kyrie Irving.

    Read more...
  • Parker guides Spurs to 2-0 lead in West finals (Yahoo! Sports) SAN ANTONIO (AP) -- Even if the San Antonio Spurs can't help but feel a touch uneasy about their 2-0 lead in the Western Conference finals, Tony Parker is completely comfortable.

    Read more...
  • Experienced Heat, upstart Pacers ready to go (Yahoo! Sports) MIAMI (AP) -- Dwyane Wade's rookie season ended with a playoff loss to the Indiana Pacers. The next year, the Miami Heat were headed to the Eastern Conference finals and certain that an NBA championship was in their sights.

    Read more...
  • Spurs' Parker getting MRI on troublesome left calf (Yahoo! Sports) SAN ANTONIO (AP) -- San Antonio Spurs point guard Tony Parker plans to have an MRI on Thursday on his troublesome left calf, although he doesn't expect to miss any playing time in the Western Conference finals.

    Read more...