Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Durant, Anthony lead 12-player US Olympic basketball roster (Yahoo Sports) Kyrie Irving took one last shot on the flight home from the NBA Finals, hoping LeBron James would play in the Olympics. James isn't going to Rio, and neither are many more of basketball's best players. ''We should be heavily[…]

    Read more...
  • INDIANAPOLIS (AP) -- Indiana Pacers coach Nate McMillan has added Bill Bayno and David McClure to his coaching staff.

    Read more...
  • Minnesota Timberwolves owner Glen Taylor is bringing in two new minority partners to his ownership group, including the NBA's first Chinese owner, a person with knowledge of the situation told The Associated Press. Shanghai investor Lizhang Jiang and New Jersey[…]

    Read more...
  • ATLANTA (AP) -- Atlanta Hawks coach Mike Budenholzer has been found not guilty of DUI charges.

    Read more...
  • Called out by Jimmy Butler last season, Chicago Bulls coach Fred Hoiberg insisted Monday that he can still work with the two-time All-Star guard. Butler did not exactly embrace Hoiberg's more open and fast-paced offense last season. The Bulls went[…]

    Read more...

Other sports news

  • England manager in waiting? Watch Southgate's 'motivational' skills The former Middlesbrough manager is understood to be poised to take over from Roy Hodgson as Three Lions boss, but is he the right man? Judge for yourselves below!

    Read more...
  • Europe 'vastly underrated' Italy - Buffon Italy's legendary No. 1 says he is proud of his team's Euro 2016 performances after being overlooked by many doubters ahead of the tournament start

    Read more...
  • Betting Special: Southgate favourite for England role after Euro 2016 exit With the Football Association set to begin the search for a new manager for the national team, we take an early look at the market for Roy Hodgson's successor...

    Read more...
  • Juanfran delighted with Griezmann stay The France star has extended his link with the Colchoneros until 2021 - a move that left his team-mate overjoyed as he looks ahead to the coming season in the Spanish capital

    Read more...

Marwo Amina Hersi Oo U Dhalatay Somaliland oo Martiqaad Heer Sare Ah U Samaysay Kooxdii Somaliland ee kubada Kolayga.

Kampala- Marwo Amina Hersi Moghe, oo ka mid ah Tobanka maalqabeen ee ugu qanisan uguna hantida badan dalka Uagnda dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo ku dhalatay dalka Kenya ayaa..

dhawaan martiqaad heer sare ah oo qado sharaf ah u samaysay madaxdii iyo kooxdii Kubadda Kolayga ee xulka Somaliland ee caasimadda dalka Uganda kaga qayb galay tartankii kooxaha kubadda kolayga ee dalalka bariga iyo badhtamaha Afrka ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay caasimada Kampala. Marwo Amina Hersi Moghe, oo ku guulaysatay abaal marinta maalqabeenada ugu maalgashiga badan dalka Uganda iyada oo mashaariic aad u tiro badan oo kala duwan oo ay ku jiraan dhismayaal casri ah oo ay ka shaqeeyaan kumanaan qof oo ay ku baxday Malaayiin Dollarka Maraykanka ahi ka fulisay badhtamaha suuqyadda ganacsiga ee caasimada dalka Uganda ee Kampala.

 

Ciyaaryahanada xulka kubadda Kolayga ee Somaliland ee tartankan ka qayb galay oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland, Mudane Mustafe Maxamuud Qodax oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha xidhiidhka kubadda kolayga ee Somaliland, Xoghayaha xidhiidhka Kubabada Kolayga Somaliland, Madaxa dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Wasaaradda iyo dhamaan ciyaartoyga xulka kubadda Kolayga ee caasimada Hargeysa oo tartankan matalayay Somaliland kuna guulaysay abaalmarino dhawr ah iyaga oo noqday kooxdii ugu akhlaaqda iyo ciyaar wanaaga fiicnayd ayay Marwo Amina martiqaadkii qado sharafta ahaa ee ay u samaysay uu noqday mid aad u farxad galiyay ciyaartoygii iyo madaxdii la socotayba.


Marwo Amina, oo madshii martiqaadka qado sharafta ahayd ka dib oo hab maamuuskeedu uu aad u sareeyay waxa ay ka warantay sida ay ugu farxsan tahay in ay martiqaad u samayso kooxdan kubadda kolayga iyo madaxda hogaaminaysa ee ka socota Somaliland, waxaanay kula dardaarantay in ay sii horumariyaan dadaalkooda dhinaca Sportiga si ay magac iyo sharaf ugu soo jiidaan dalka ay matalayaan ee Somaliland, waxaanay ciyaartoyga iyo kooxdii la socotayba ay ka codsatay in salaan sharaf ka gaadhsiiyaan Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo shacaba Somalilanba.

Waxa iyana madashaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland, Mudane Mustafe Maxamuud Qodax iyo Gudoomiyaha xidhiidhka kubadda kolayga ee Somaliland,iyo wakiilka Somaliland ee dalka Uganda Mudane C/laahi Guhaad iyaga oo dhamaantood iska daba maray sida aadka ah ee ay ugu faraxsan yihiin martiqaadkan heerka sare ah, waxaanay ku amaaneen Marwo Amina sida sharafta leh ee ay u maamuustay.

Sidoo kale waxa isna halkaa ka hadlay Ciyaaryahan Mubaarika Axmed Cabdiraxmaan oo ku magac dheer (TEDHI), kana mid ahaa ciyaartoyga magaca weyn ku leh Somaliland kana mid ahaa xulalkii naadiyadda koowaad ee dalka iyo xulkii kubadda cagta ee Somaliland, oo ahaa isku soo duba ridaha martiqaadkan, waxaanu ugu horayn amaan xoog leh u soo jeediyay Marwo Amina, oo uu sheegay in martiqaadkan heerka sare ah ee ay u fidisay kooxdan ciyaatoyga ah ee matalaysay Somaliland iyo madaxda hogaaminaysaba in uu dareenkooda dhirigalineed uu kor qaaday, waxaanu uga mahad celiyay Marwo Amina sida ay u sharaftay ciyaartoyga iyo madaxdii hogaaminaysayba.

Mashaariicda ugu caansan ee Marwo Amina ka dhistay caasimada dalka Uganda ee Kampala waxa ka mid ah The Oasis Mall along,Nakumatt supermarket;, Laburnam Courts on Nakasero road is a high-end luxury and fully serviced accommodation facility consisting of over 120 three, two and one bedroom apartments iyo .Kingstone Enterprises Limited, one of the largest distributors of cement iyo waliba mashaariic kale oo aad u badan.

Share
325616