Dahab Shiil

Ministry of Youth Sport and Culture

Sports Links

Other sports news

  • Xavi urges Thiago to remain patient amid Manchester United interest The young midfielder has been linked with a move to the Premier League champions, but his team-mate has advised him to stay at Camp Nou

    Read more...
  • Klopp: I started to believe after Malaga The Borussia Dortmund boss says his side's dramatic victory over Manuel Pellegrini's men gave everyone reason to aim for the Champions League title

    Read more...
  • Chelsea 3-4 Manchester City: Dzeko inspires stunning City comeback Brian Kidd's side pulled off an unlikely comeback with Javi Garcia and Micah Richards also on the scoresheet after Rafa Benitez's men had raced into an undeserved three-goal lead

    Read more...
  • 'Dynamic' England can emulate Spain, insists Cleverley The Manchester United midfielder believes the mixture of players who have come through the ranks and experienced stars is exactly what is needed to win international trophies

    Read more...
  • Injured Messi called up to Argentina squad Despite being sidelined with a hamstring problem, the four-time Ballon d'Or winner has been named in Alejandro Sabella's 23-man squad for June's World Cup qualifiers

    Read more...

Coach Jama Aden (Karaiin) oo Casuumad Rasmiya Ka Helay Madaxweyne Geelle

Waxaa maanta oo Isniina ka degay groonka diyaaradaha ee Djibouti Tababaraha Caalamiga ee Jama Mohamud Aden (Karaiin). Tababare Jama oo casuumaddan ka helay madaxweynaha Djibouti Mudane Omar Geelle, ayaa ka soo duulay magaalada Nairobi.

Waxaa uu Jama la kulmayaa waqtiga gaaban ee uu ku suganyey Djibouti madaxweynaha, wasiirka wasaaradda Sportiga, iyo cayaartoyda orrodada ee waddanka Djibouti.

 

Socdaalkan Tababare Jama Aden uu maanta ku joogo dalka Djibouti ayaa ah kii ugu horreeyey ee uu kula kulmo madaxda dalkaa, iyo ciyaartoydoodaba. Waxaana halkaa ka muuqda usoo jeedsi ay dawaladda Djibouti ugu diyaar noqonaysa ka muuqashada ciyaaraha orrodada ee caalamka. Sidaynu la soconay ciyaarihii Arab Games ee ka dhacay December 2011 magaalada Doha ee Qatar; qaybta dhallinta Juniors ee orodka masaafada 1500m waxaa si lama filaan ah u qaaday ororyahan dhallin yar oo layidhaa Hassan Ayaanle una dhashay waddankan Djibouti. Biladdaa dahabka oo noqotay mid dhiirri gelisay dhamaan ciyaartoydii reer Djibouti iyo madaxdoodiiba. Waxay arrintani dib u soo noolaysay hammadii iyo horumarkii ciyaartoydii orrodada Marathon ee reer Djibouti ee dabayaaqadii sannadadii 80-90nadii lagu yaqaanay.

Maraan waraystay tababare Jama ayaa ii sheegay in socdaalkani uu yahay mid ay isaga iyo madaxda reer Djibouti ay kaga wada hadlayaan sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadaha ciyaaryahanada Djibouti, iyo aasaasidda xidhiidh ka dhaxeeya labadooda.

Waxaa Tababare Jama Aden beryahan dambe uu ku suganyey Waddanka Kenya, isagoo u diyaarinaya ciyaartoydiisa ciyaaraha Olympics ee xagaaggan lagu qaban doono magaalada London. Tababare Jama ayaa noqday tababare qaalli ku ah caalamka orrodada,waxayna taasi ku tusaysaa sida weyn ee cidwalba oo ororada khusaysaa ay u doonayaan inuu garabkooda joogo, kana faaiidaystaan khibraha gaarkaa ee uu ilaahay ku manaystay. Waxaa ugu dambeysay doon doonistaa, Company ga weyn ee NIKE oo u doortay Jama Aden inuu Madax ka noqdo xaruntooda, ama institute kooda weyn eek u taalla magaalada Portland, Oregon carriga Mareykanka. Arrintani waxay muujinaysaa in tababare Jama Aden uu ka mid yahay, ama ugu horreeyo aqoonta cilmiga tababarida ee caalamka ciyaaraha maanta.

By. Issa Awaleh

Share

Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • NEW YORK (AP) -- P.J. Carlesimo thinks the Brooklyn Nets' goal of winning a championship within the next two years is ''maybe not totally realistic,'' though he believes they are a contender in the Eastern Conference.

    Read more...
  • Grizzlies coach focused on Spurs, not his contract (Yahoo! Sports) MEMPHIS, Tenn. (AP) -- Lionel Hollins has been more successful than any Grizzlies coach and will be a free agent after June 30.

    Read more...
  • Pacers-Heat Preview (Yahoo! Sports) MIAMI (AP) -- Losing a game at the final buzzer, no less than a playoff game on the road against the reigning NBA champion Miami Heat, would seem to have potential to demoralize the Indiana Pacers.

    Read more...
  • James, Bryant voted to All-NBA first team (Yahoo! Sports) NEW YORK (AP) -- LeBron James was a unanimous pick for the All-NBA team and Kobe Bryant earned his record-tying 11th first-team selection.

    Read more...
  • Krzyzewski returning to coach USA Basketball (Yahoo! Sports) DURHAM, N.C. (AP) -- Duke coach Mike Krzyzewski just couldn't pass on ''the ultimate honor'' of representing his country again as the U.S. men's national team coach.

    Read more...