waxaan hambalyaynayaa wasiirka cusub ee sportska cali siciid raygal waxaan leeyahay ilaahay xilkaa ha kugu asturo hana kuu fududeeyo,
waxaan kugu ogahay inaad tahay nin hawl kara oo wax qabad muuqda leh taas oo aan ku garan karno sida aad ka dhigtay madbacadii qaranka waana la og yahay sida ay ahayd iyo sida ay maanta tahay.hadaba waxaan kugula talinlahaa wasaarada ciyaarahu waa wasaarad miisan leh balse aan mar qudha helin cidii ku haboonayd waxan filayaa in ilaah kaa dhigo nin cadaalad fala oo xaqa garta dhalin yaradana u jeexa wado cusub.
wasaarada waxa hadheeyay oo dib u dhigay khilaaf ilaah ha kaa dhigo kii ka saara,waxa meesha yaala musuq maasuq ee intaanad xilka la wareegin gali odhadka,accounadii horena baadhis ha lagu sameeyo .ha badalin cidna 3-6 bilood ee u horeeya kala baro dadka cid gaarana ha soo dhawaysan.intaasi waa sida ay iila muuqatay ee kolay intaa iyo in kabadanba waad garanaysaa.
yassin omar yare. uk