Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • GAME RECAP: Warriors 112, Thunder 80 Kevin Durant puts up 28 points and grabs five rebounds as the Warriors roll over the Thunder 112-80.

    Read more...
  • Minnesota Timberwolves All-Star Jimmy Butler suffered a right meniscus injury, an MRI revealed Saturday. Timberwolves head coach Tom Thibodeau declined to offer specifics of the injury, but he did not shut the door on the possibility of Butler returning before[…]

    Read more...
  • Jazz edge Mavericks 97-90 for 12th win in 13 games SALT LAKE CITY (AP) -- Donovan Mitchell had 25 points, five rebounds and five assists, and the Utah Jazz beat the Dallas Mavericks 97-90 on Saturday night for their 12th win in 13 games.

    Read more...
  • Teague scores 25 to lead Butler-less Wolves past Bulls Jeff Teague scored 25 points, Andrew Wiggins added 23 and the Minnesota Timberwolves - playing their first game since All-Star Jimmy Butler was injured - beat the Chicago Bulls 122-104 on Saturday night. Karl-Anthony Towns had 22 points and 13[…]

    Read more...
  • NBA Wrap: Durant stars as Warriors embarrass Thunder Kevin Durant scored 28 points for Golden State while avenging an embarrassing home loss to his former Oklahoma City team earlier this month and another on the road in November, leading the Warriors past the Thunder 112-80 on Saturday night.[…]

    Read more...

Other sports news

  • 'It'll be done in silence' - Ausilio claims Inter are in constant talks with Icardi The club director was asked about his star man's future with the Serie A side prior to Saturday's 2-0 win over 10-man Benevento

    Read more...
  • Mourinho: McTominay should follow his heart for international decision Scotland and England are both keen on the Man United midfielder and his club coach wants the 21-year-old to follow his heart in making a choice

    Read more...
  • Coutinho & Dembele took step forward in Barcelona win, says Valverde Luis Suarez and Lionel Messi may have orchestrated the Blaugrana's comeback against Girona, but the coach reserved praise for his side's big signings

    Read more...
  • Elmohamady reveals inspiration behind Egypt’s World Cup qualification For the first time since 1990, the seven-time African champions will be participating in the global fiesta in Russia later in June

    Read more...
  • Transfer news & rumours LIVE: Pogba being shopped to Madrid Goal takes a look at the biggest transfer news and rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...

TOOBABARAHA KOOXDA ASLUUBTA EE KUBADA KOLAYGA OO KA HADLAY KHILAAFKII U DHEXEEYAY JANANKA CIIDANKA ASLUUBTA

“Annagu Ciyaartooy Baanu Nahay Ee Ciidan Haddaad Qoranayso U Sheeg Dawladda”
Ciyaartooyda Kubadda Kollayga Ee Asluubta Oo La Garnaqsaday Taliskooda Iyo Fariin Ay Madaxweynaha U Direen

Hargeysa Kooxda kubadda kollayga ee taliska Asluubta ayaa iska difaacay dhaliilo taliskoodu usoo jeediyay. kooxda Kubadda kollayga waxa ay eedo usoo jeediyeen taliyaha ciidanka Asluubta, sareeye guuto mr. Xudhuun, oo ay ku eedeeyeen inuu xidhiidhka ka goostay, isla markaana ugu hanjabay inuu kala dirayo.

“jananka ciidanka Asluubtu waxa uu si toos ah nooggu sheegay inaanu doonayn ciyaaro, ee uu doonayo ciidan, sidaasi darteedna uu nagu yidhi, ‘laba mid soo gala ama ciidan ayaan idinka dhigayaa ama iska taga oo suuqa gala” sidaasi waxa yidhi Axmed Maxamed (Baande), oo ah Horjoogaha kooxda kubadda kollayga ee ciidanka Asluubta oo shalay shir-jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay garoonka Timacadde, waxaanu intaasi ku daray “Annagu waxaanu nahay ciyaartooy, balse haddaad doonayso ciidan, u sheeg dawladda miisaaniyada ha laguugu daro. 
Kooxdan waxa iyadoon mushaarka dawladda ku jirin, ku daray taliyihii ka horeeyay, waa Xiirane oo kooxdan ku lahaa door aad u firfircoon, wakhtigaas kooxdu waxay haysatay dhiirigelin ay ka heshay Taliyihii hore ee asluubta, Mr. Xiirane, taliyaha haatan haysta taliska asluubtu, isagoo ugu yimid koox kubadda Kollayga ah oo dhamaystiran oo heerka koowaad (A), ayuu noola yimid, iska dareera ama ciidan baan idin qorayaa. Waan ku celinayaa mar labaad iyo saddexaadba, waxyaabaha iyo hadalada uu jananku Asluubtu kooxda ugu hanjabo ee ah tartan laydiinma qabto ee maxaydun meeshan ka qabataan, waxan leeyahay Sideedaa sano ee xukuumadda Kulmiye, hal tartan ayaa la qabtay, taasina waa fadhiidnimada wasaaradda ciyaaraha iyo doorkeeda ciyaaraha, ee maaha mid aanu ka ciyaartooy ahaan leenahay, oo annagu tartan ciyaaro inaanu dalka ka qabano, lanooma igman. Wuu oghayay hawsha kooxdu u qabato, oo xataa jeelka Hargeysa ayaanu tabobarka ciyaarta gacanta ku siin jirnay maxaabiista, taasina waa waajibaadkayaga iyo shaqada kooxda in hawlaha ay xil saaran tahay gudato. Annagu waajibkayga waanu gudanaa, hadday tahay ciyaaraha tababarada ah, oo garoonkaa dayaca badani ka muuqdo ayaanu ku ciyaarnaa, qalabka ciyaartooyga iyo mid kaleba taliyuhu nama siiyo
Kooxda kubadda kollayga ee ciidanka asluubta oo ka dhisan caasimada Hargeysa ayaa sheegay inaanay wax mushaar ah qaadan muddo laba bilood, waxaanay farriinta cabashadooda u direen madaxweynaha “ma nihin dad lacagdoon ah, musharku waa xaqa qof kasta oo shaqaalaha qaranka kamid ahi qaato annaguna laba bilood iyo bishaa hada socota ayaanu mushaar la’aan nahay, iyadoo aanu horeba uga mid ahayn mushaarka dawladda. Madaxweynaha waxaanu ka codsnaynaa, bal inuu arrintayadan soo galo, oo si wacan ugu kuurgalo waxa annaga iyo taliyaha na dhexyaal, iyadoo ay kamid tahay waxyaabihii xisbiga Kulmiye buuggiisa ololaha ku jiray ee ay kamid ahayd, sare u qaadida ciyaaraha iyo shaqo abuurida dhalinyarada Somaliland.” Ayuu yidhi Axmed Maxamed (Baande), tabobaraha kooxda Kubadda Gacanta ee Ciidanka Asluubta Basketball CLUB Codka Somaliland News Codka Somaliland Sagal Mustafe Xassan Wariye Mustafe Shawahaaye Qodax shirwac

Share
704543