Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • GAME RECAP: Warriors 112, Thunder 80 Kevin Durant puts up 28 points and grabs five rebounds as the Warriors roll over the Thunder 112-80.

    Read more...
  • Minnesota Timberwolves All-Star Jimmy Butler suffered a right meniscus injury, an MRI revealed Saturday. Timberwolves head coach Tom Thibodeau declined to offer specifics of the injury, but he did not shut the door on the possibility of Butler returning before[…]

    Read more...
  • Jazz edge Mavericks 97-90 for 12th win in 13 games SALT LAKE CITY (AP) -- Donovan Mitchell had 25 points, five rebounds and five assists, and the Utah Jazz beat the Dallas Mavericks 97-90 on Saturday night for their 12th win in 13 games.

    Read more...
  • Teague scores 25 to lead Butler-less Wolves past Bulls Jeff Teague scored 25 points, Andrew Wiggins added 23 and the Minnesota Timberwolves - playing their first game since All-Star Jimmy Butler was injured - beat the Chicago Bulls 122-104 on Saturday night. Karl-Anthony Towns had 22 points and 13[…]

    Read more...
  • NBA Wrap: Durant stars as Warriors embarrass Thunder Kevin Durant scored 28 points for Golden State while avenging an embarrassing home loss to his former Oklahoma City team earlier this month and another on the road in November, leading the Warriors past the Thunder 112-80 on Saturday night.[…]

    Read more...

Other sports news

  • 'It'll be done in silence' - Ausilio claims Inter are in constant talks with Icardi The club director was asked about his star man's future with the Serie A side prior to Saturday's 2-0 win over 10-man Benevento

    Read more...
  • Mourinho: McTominay should follow his heart for international decision Scotland and England are both keen on the Man United midfielder and his club coach wants the 21-year-old to follow his heart in making a choice

    Read more...
  • Coutinho & Dembele took step forward in Barcelona win, says Valverde Luis Suarez and Lionel Messi may have orchestrated the Blaugrana's comeback against Girona, but the coach reserved praise for his side's big signings

    Read more...
  • Elmohamady reveals inspiration behind Egypt’s World Cup qualification For the first time since 1990, the seven-time African champions will be participating in the global fiesta in Russia later in June

    Read more...
  • Transfer news & rumours LIVE: Pogba being shopped to Madrid Goal takes a look at the biggest transfer news and rumours from the Premier League, La Liga, Serie A and beyond

    Read more...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Culays Lagu Saarayo Inuu Magacaabo Guddida Olambikada Somaliland

Guddoomiyihii hore ee xidhiidhka Kubada Cagta Cabdillaahi Khayre Cawaale (Gacal), ayaa sheegay inay lama huraan tahay in Guddida Olombikada Qaranka la sameeyo, waxaanu xusay in Olombikada oo aan jirin in Ciyaaraha dalka aanay hagaagayn, waxaanu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu sameeyo Guddida Olombikada Qaranka.

 Guddoomiyihii hore ee xidhiidhka Kubada Cagta Cabdillaahi Khayre Cawaale (Gacal),  ayaa sidoo kale ka hadlay safarka Wasiirka Ciyaaraha ee Gobolada Barri, waxaanu ugu horeyn uu hadalkiisi ku bilaabay “Marka hore Madaxweynaha waan ku hambalyeynayaa qaabka uu u wado magacaabista xukuumaddiisa, waan uga mahadnaqayaa qaabka uu u magacaabay Wasiiradda iyo Hay’addaha madax banaan ee dalka, sidaas oo ay tahay wadan kasta wuxuu leeyahay Guddi Olombiko, ee haddii aanu Bahdi Ciyaaraha nahay waxaanu Madaxweynaha uga fadhinaa inuu magacaabo Hay’adda Olombikada Qaranka, si ciyaaruhu u dhamaystirmaan, sababtoo ah Olombikadu waa daladda kulmisa Xidhiidhada, waa daladda ay dhammaan hoos yimadaan Xidhiidhada kala duwan ee Ciyaaraha, sidaas darteed ciyaaruhu ma hana qaadan Olomiko la’aan, ee waa lama huraan inuu Madaxweynuhu magacaabo Olomikada Qaranka, si ciyaaraheenu u hagaagan”.

Guddoomiyihii hore ee xidhiidhka Kubada Cagta mar uu ka hadlaayey xidhiidhada ayaa yidhi “Maanta dalkeena waxa ka jira Garoomo badan oo roogii la dhigay, balse muhiimadu waa in tartamo lagu qabto, si tartamo loogu qabtana waa in Xidhiidhada loo sameeya Miisaaniyad u gaar ah oo ay tartamo iyo horyaalo ugu qabtaan”.

Guddoomiyihii hore ee xidhiidhka Kubada Cagta mar uu ka hadlaayey Wasiirka Ciyaaraha ayaa yidhi “Wasiirka Ciyaaraha waan uga mahadnaqayaa safarka uu ku tagay Gobolada Barriga, gaar ahaan Garoonka Laascanood ee uu xadhiga ka soo jaray iyo sidoo kale Garoonka Burco ee uu isna soo maray, waxaan sidoo kale uga mahadnaqayaa sida wanaagsan ee uu ilaa hadda u wado qorshihiisa dhinaca Wasaaradda”.

 

 

Share
704546