Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Robinson III, Gordon, Porzingis win NBA All-Star events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III is the NBA's new dunk king, with an assist to Indiana teammate Paul George, the Pacers' mascot and a Pacers cheerleader. Robinson leaped over all three, snagging the ball from George along the way before finishing with[…]

    Read more...
  • The Latest: Robinson wins dunk contest, caps Saturday events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III of the Indiana Pacers is the All-Star slam dunk champion. Robinson beat Derrick Jones Jr. of the Phoenix Suns in the final round. Jones failed to go over three people - or rather, one man, one Suns[…]

    Read more...
  • Older, wiser and more aware of the world, LeBron James is unafraid to let his views known on politics or social issues or even the business of basketball. ''I've been vocal about a lot,'' James said Saturday. Whether it was[…]

    Read more...
  • The NBA is continuing to monitor how states are handling laws regarding the protections of transgender people, with Commissioner Adam Silver warning that any less-than-inclusive policies will help the league decide where to hold All-Star Games going forward. Silver, in[…]

    Read more...
  • Carmelo Anthony was looking forward to being somewhere other than New Orleans this weekend. The New York Knicks' prolific scorer was certainly not suffering from All-Star envy when he was initially left off of this season's Eastern Conference roster. In[…]

    Read more...

Other sports news

  • Fulham 0-3 Tottenham: Kane hat-trick books Spurs a place in FA Cup quarters The striker was unstoppable as Mauricio Pochettino's men had few problems in disposing of lower-league opposition in Sunday's cup tie

    Read more...
  • LIVE: Blackburn vs Manchester United Jose Mourinho's side take on the Championship strugglers as they look to defend the FA Cup crown they won last season. Follow it LIVE with Goal

    Read more...
  • 'The carbonara is on me!' - Gabigol revels in first Inter goal The Brazilian emerged from the bench to score his first goal for the Nerazzurri and secure a win over Bologna, but now he has to own up to a promise

    Read more...
  • TEAM NEWS: Rashford leads the attack as Man Utd seek FA Cup victory The England international is preferred to Zlatan Ibrahimovic at Ewood Park while Ashley Young earns a rare start on the right-hand side of defence

    Read more...
  • Welbeck reveals why he played for Arsenal Under-23s The striker played 70 minutes of a 2-1 loss to Leicester and has revealed that his recent injury issues meant he will not be risked against Sutton

    Read more...

Hargeysa: Koox Ka Socota Australia Oo Guul-darro U Xambaarisay Xulkii Ku Guuleystay Tartankii Kubadda Cagta Ciyaaraha Gobolada Somaliland Ee Awdal

Koox dhallinyaro qurba-joog ah oo ka socota dalka Australia ayaa maalintii shalay guul-darro u xambaariyey xulkii horyaalka kubadda cagta gobolada Somaliland ee Awdal, kadib markii ay 3-2 kaga guuleysteen

 

Kooxdan ka socotay dalka Australia ayaa safar ciyaareedkoodan ay ku yimaadeen Somaliland ujeedadiisu ahayd dal barasho iyo inay wax baddan ka soo ogaadaan dhaqanka bulshadooda, maadaama ay ka koobnaayeen dhallinyaro intooda baddan ku dhashay kuna koray wadanka dibadiisa.

Waxaa kulanka ka qeyb-galay daawashadeeda Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed Xuseen Dhabeeye, Agaasime waaxda ciyaaraha Mr. Maxamed Nuux Jibriil, Guddoomiye xigeenka xidhiidhka kubadda cagta Mr. Cabdicasiis Maxamed Daahir, Xoghayaha guud ee xidhiidhka Mr. Samatar Maxamed Cabdilaahi, ruug-cadaayadii hore ee kubadda cagta, marti-sharaf iyo dadweyne aad u tiro baddan.

Kulankii shalay oo ka dhacay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium ayaa ku bilawday jawi cirku rooban yahay oo aad u wanaagsan, waxaana labada kooxoodba garoonka la soo galeen ciyaar diiran oo farsamadeedu aad u sarayso, waxaana koox walba ka go’neyd inay guul gaadhaan. Qeybtii hore ee ciyaarta oo gobolka Awdal aad looga gacan sareeyay ayaa lagu kala nastay 2-0 ay hogaanka ku hayso kooxda qurba-joog ah ee ka socotay dalka Australia, waxaana goolashaas oo qurux badnaa u kala saxeexay ciyaartoyda Axmed Coonka iyo Mahad Gacal.

Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Awdal

Qeybtii labaad ee ciyaarta markii la iskugu soo noqday ayaa xiisihii ciyaartu cirka isku sii shareeray, waxaana xulka gobolka Awdal ay garoonka la soo galeen weerar xoogan oo ay ku qaadayeen kooxda ka soo horjeeday, laakiin difaaca kooxda reer Australia ayaa isku-day kasta hor-istaagay. Markale kooxda qurba-joog ah ee Australia waxa ay la yimaadeen goolkoodii 3-aad, waxaana markale u saxeexay laacibkooda Axmed Coonka oo la odhan karo wuxuu ahaa ciyaartoygii ugu fiicnaa kulankaas “Player of the Macth”.

Kooxdii Ka socotay Jaaliyada Somaliland ee Dalkaasi Australia 

Intaas wixii ka dib xulka gobolka Awdal ayaa dedaalo baddan sameeyay maadaama goolal baddan laga horeeyo, waxaana  ay la yimaadeen goolkoodii 1-aad, waxaana u dhaliyey gool-dhaliyahooda numberka 9-aad ee Bahdoon. Markale dhammaadkii ciyaarta gobolka Awdal ayaa la yimid goolkoodii 2-aad, waxaana u saxeexay Cabdiraxmaan Dirri, waxaana aakhirrkii ciyaartu ku soo gabagabawday 3-2 ay guushu ku raacday kooxda qurba-joog ah ee ka socotay dalka Australia.

Ciyaartoyda xulka kubadda cagta gobolka Awdal ayaa waxaa ka muuqday daal baddan iyo diyaar garaw la’aan, maadaama tan iyo markii ay ku guuleysteen koobkii kubadda cagta tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland 2016 aanay kulmin. Kooxdan qurba-jooga ah ayaa sidoo kale maalintii Salaasadii la ciyaaray kooxda heerka koowaad ee Xanaanadda Xoolaha, waxaana kulankaas 1-0 ay guushu ku raacday kooxda Xanaanadda Xoolaha.

 

Isku soo wada duubo waa markii ugu horeysay ee koox qurba-joog ahi ay Somaliland safar ciyaareed ku yimaadaan, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay muddadii ay joogeen dalka Wasaaradda ciyaaraha, xidhiidhka kubadda cagta, maamulka heer gobol iyo heer degmo ee Awdal iyo sidoo kale ruug-cadaayadii kubadda cagta oo ay ka mid yihiin Axmed Qaldaan, Luqmaan, Sacad Maxamed Shire, Axmed Aflax iyo Xasan Waraabe Cadde.

Share
427249