Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Boston Celtics sign Irving from Cavaliers LOS ANGELES The Boston Celtics signed Kyrie Irving from the Cleveland Cavaliers on Tuesday in a blockbuster trade that saw Isaiah Thomas head in the opposition direction, the Celtics confirmed. The Celtics said in a statement they had acquired Irving[…]

    Read more...
  • Cavs planning for future if LeBron leaves Dave McMenamin joins SportsCenter to break down what the Cavs receive from the Celtics and the potential impact of landing the Nets' 2018 first-round pick.

    Read more...
  • If Game 4 of the 2017 NBA Finals turns out to be Kyrie Irving's last game in the city of Cleveland playing for the Cavaliers -- after LeBron James' return, you can't really rule anything out, after all -- it[…]

    Read more...
  • Within minutes of the Celtics trading for the Cavaliers' star guard Kyrie Irving, fans were quick to weigh in on Twitter. But one fan added a twist to the deal: “Gotta include this wax statue of Paul Pierce . .[…]

    Read more...
  • Mookie Betts on Isaiah Thomas leaving Boston: 'It was kind of shocking' Scott Lauber ESPN Staff Writer Scott Lauber covers the Boston Red Sox for ESPN.com. Follow on Twitter CLEVELAND -- Mookie Betts was standing near his locker Tuesday night, chatting with a few reporters after the Boston Red Sox's 9-1 victory,[…]

    Read more...

Other sports news

  • Chelsea target Candreva will stay at Inter, says agent Blues manager Antonio Conte still wants to improve his team before the transfer window shuts, but it appears the Italy international won't be joining

    Read more...
  • Rooney still has unfinished business with England - Jagielka The Everton captain believes his team-mate “looks as good as ever” after a bright start to the new Premier League campaign

    Read more...
  • Insigne: Barcelona a dream for everyone The Italy international may be happy with the Serie A side, but the star attacker acknowledged it is a compliment to be linked with the Catalans

    Read more...
  • Arsenal transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Emirates Stadium Goal summarises the biggest transfer talk involving Arsenal as doubt continues to cloud the futures of the likes of Mesut Ozil and Alexis Sanchez

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

Waraysi:-Tabababare Jaamac Karaaciin Oo Ka Sheekeeyey Qisada Shirqool Loogu Geystay Spain Iyo Xadhiggiisii

Tababaraha caanka ah ee Jaamac Maxamuud Aadan (Jaamac Karaaciin) oo ah tababaraha xulka qaranka qaranka ciyaaraha fudud ee waddanka Qatar, ayaa ka sheekeeyey sidii ay u dhacday qisada shirqool loogu geystay

waddanka Spain wakhti uu ku sii socday waddanka Brazil oo koox uu watay ay kaga qayb-gelaysay ciyaarihii Olympics-ka ee Rio de Janeiro.

Jaamac Karaaciin oo hoggaaminaya ciyaartooyo ka socda waddanka Qatar, ayna wehelinayeen xulalka waddamo kale oo Carab ah, ayaa waxay sii mareen waddanka Spain oo ay ku degeen, iyagoo ay u qorshaysnayd in ay u sii dhaafaan Brazil, laakiin ciidamo boolis ah ayaa soo weeraray Hotelkii uu degenaa, kuwaas oo baadhitaano ay sameeyeen kaddib xabsiga u taxaabay Tababare Jaamac Karaaciin oo xidhnaa muddo gaaban, markaas kaddibna ka qaaday baasaboorka, iyagoo ku sababeeyey in ay baadhitaan ku hayaan. Arrintan ayaa sababtay in Jaamac Karaaciin aanu tegin waddanka Brazil.

Jaamac Karaaciin ayaa waraysi uu siiyey idaacadda BBC, isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa, waxa uu ku tilmaamay in ay ahayd shirqool laga sii shaqeeyey, waxaanu yidhi: “Si aan dadka ugu caddeeyo arrintii ka dhacday waddanka Spain magaalada Sabadell wakhtigii lagu jiray diyaar-garowga olambiggii lagu qabanayey Rio de Janeiro, waxay ahayd shirqool laga sii shaqeeyey.” Sidaas ayuu yidhi Jaamac Karaaciin.

Tababarahan Caanka ka ah dunidu waxa uu sheegay in shirqoolkan la  maleegay markii uu guulo waaweyn ka soo hooyey tartamada kala duwan ee ciyaaraha fudud, iyadoo sabab laga dhigtay in ciyaaryahannada uu tababaraha u yahay ay suurtogal tahay inay isticmaalaan daawooyinka kordhiya awoodda jidhka.

Mar la weydiiyey in uu magdhow dalbaday markii waxba lagu waayey, waxa uu xusay in uu qareenkiisa kala hadlay in dacwad ay ku oogaan qolada shirqoolka ka shaqaysay, laakiin ay wali ku andacoonayaan in ay baadhitaan wadaan, marka ay soo gebo-gabeeyaanna uu qaadi doono tallaabo sharci ah oo uu magdhow ku dalban doono, maadaama sumcad dil loo geystay, tartan caalami ahna laga reebay.

 

 

Share
546093