Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Robinson III, Gordon, Porzingis win NBA All-Star events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III is the NBA's new dunk king, with an assist to Indiana teammate Paul George, the Pacers' mascot and a Pacers cheerleader. Robinson leaped over all three, snagging the ball from George along the way before finishing with[…]

    Read more...
  • The Latest: Robinson wins dunk contest, caps Saturday events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III of the Indiana Pacers is the All-Star slam dunk champion. Robinson beat Derrick Jones Jr. of the Phoenix Suns in the final round. Jones failed to go over three people - or rather, one man, one Suns[…]

    Read more...
  • Older, wiser and more aware of the world, LeBron James is unafraid to let his views known on politics or social issues or even the business of basketball. ''I've been vocal about a lot,'' James said Saturday. Whether it was[…]

    Read more...
  • The NBA is continuing to monitor how states are handling laws regarding the protections of transgender people, with Commissioner Adam Silver warning that any less-than-inclusive policies will help the league decide where to hold All-Star Games going forward. Silver, in[…]

    Read more...
  • Carmelo Anthony was looking forward to being somewhere other than New Orleans this weekend. The New York Knicks' prolific scorer was certainly not suffering from All-Star envy when he was initially left off of this season's Eastern Conference roster. In[…]

    Read more...

Other sports news

  • Fulham 0-3 Tottenham: Kane hat-trick books Spurs a place in FA Cup quarters The striker was unstoppable as Mauricio Pochettino's men had few problems in disposing of lower-league opposition in Sunday's cup tie

    Read more...
  • LIVE: Blackburn vs Manchester United Jose Mourinho's side take on the Championship strugglers as they look to defend the FA Cup crown they won last season. Follow it LIVE with Goal

    Read more...
  • 'The carbonara is on me!' - Gabigol revels in first Inter goal The Brazilian emerged from the bench to score his first goal for the Nerazzurri and secure a win over Bologna, but now he has to own up to a promise

    Read more...
  • TEAM NEWS: Rashford leads the attack as Man Utd seek FA Cup victory The England international is preferred to Zlatan Ibrahimovic at Ewood Park while Ashley Young earns a rare start on the right-hand side of defence

    Read more...
  • Welbeck reveals why he played for Arsenal Under-23s The striker played 70 minutes of a 2-1 loss to Leicester and has revealed that his recent injury issues meant he will not be risked against Sutton

    Read more...

Ciyaartooyo Ka Tirsan Gobolka HAWD Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Iyo Ganaax Lacageed Oo La Huwiyey Gobolka

Laba Ciyaartoy oo ka tirsan xulka gobolka HAWD ee kubadda Kolayga ayaa laga mabnuucay ciyaaraha ka hadhsan tartanka kaddib markii ay ku kaceen falal lid ku ah anshaxa ciyaaraha kulankii gobolkoodu la yeeshay Awdal.

 

Xulka Gobolka HAWD oo kulankii koowaad guuleystay ayaa laga badiyey ciyaartii labaad oo ay iska hor yimaaddeen Awdal, taas oo laba ciyaartoy oo ka tirsan ay la dagaallameen garsoorihii ciyaarta dhexdhexaadinayey.

Guddida Anshaxa ciyaaraha kubadda kolayga oo uu guddoomiye ka yahay Axmed Cismaan Diiriye (Shaadhay) ayaa go’aan ay ka soo saareen waxay ka mabnuuceen ciyaaraha hadhsan labada ciyaartoy ee Wacays Daa’uud (Wacays-dhaqan) iyo Khaalid Maxamed (Khaalid Dhaaboo), taas oo loo raaciyey in xulka gobolku bixiyo lacag ganaax ah oo dhan 1,000,000 (Hal milyan) Somaliland shilin ah.

Go’aanka guddida Anshaxu soo saarayna waxa uu u dhignaa sidan:

 

UJEEDO: ANSHAX MARIN CIYAARTOY

 Tixraac warqada ku taariikhaysan 05/11/2016 ayna soo gudbiyeen gudiga garsoorka kubada kolayga Somaliland,  kana hadlaysay fal-lidi ku aha Anshaxa Ciyaaraha oo ay ku kaceen labada ciyaartoy ee magacyadoodu kala yihiin :-

 

 Wacays Daa’uud (wacays dhaqan)

Khalid Maxamed (khaalid banbo)

 

Una ciyaara xulka Gobolka Hawd ee Kubada Kolayga, falkaas oo  ahaa gacan ka hadal ay u geysteen Garsoorihii dhex-dhexaadinaayay kulankii  ciyaareed ee dhex-maray HAWD iyo AWDAL  kadib,  markii ay ciyaartu dhamaatay.

 Sidaas Awgeed,  markay gudida anshaxu  arkeen falka ay gaysteen labadaa ciyaartoy waxay go’aamiyeen:-

 1.       In la ganaaxay oo laga joojiyay dhamaan ciyaaraha u hadhay kooxdooda labadaa ciyaartoy ee kor ku xusan inta uu tartanka ciyaaraha Goboladu socdo

2.       In ay kooxdu bixiso ganaax dhan 1000,000/shilin (hal milyan oo somliland shilin ah) kaas oo laga doonayo in ay bixiyaan 24-saac ka hor kulankooda saddexaad

3.       In hadii ay la yimaadaan fal noocaas oo kale ah,  laga joojin doono ciyaaraha Gobolada muddo Laba Sanno ah.

 

 GUDIDA ANSHAXA IYO DACWADAHA

Axmed Cismaan Diiriye (Gudoomiye)

Maxamuud Xadi Axmed (Gudoomiye xigeen)

C/risaaq C/raxman C/laahi (Xoghayn)

Mukhtaar aw Xasan (Xubin)

Amiin Cali Nuur ( Xubin)”

 

 

Share
427262