Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Rockets' James Harden expects to play through knee injury: 'It can't get worse' James Harden refuses to let his injury keep him off the court. The Rockets guard was "pretty close" to sitting out the team's 115-111 win over the Bucks on Saturday with a bruised right knee, but played through the pain and expects[…]

    Read more...
  • LeBron James eager to 'break the mold' for aging players in their prime To LeBron James, age is just a number. Ahead of his historic performance in the Cavaliers' 109-100 win over the Jazz on Saturday, the Cleveland superstar opened up about what it means to push his career to new heights in his 15th season in[…]

    Read more...
  • Pelton mail: Who gets credit for the NBA 3-point revolution? This week's mailbag features your questions on who deserves credit for the 3-point revolution, which Gasol brother was better at his peak, what's plaguing the New Orleans Pelicans and more. You can tweet your questions using the hashtag #peltonmailbag or[…]

    Read more...
  • Kobe Bryant is finally ready to say goodbye Baxter Holmes ESPN Staff Writer Close Covers the Los Angeles Lakers for ESPN.com Follow on Twitter EL SEGUNDO, Calif. -- He would peek up while sprinting out of the Staples Center tunnel for warm-ups, and again as the anthem played,[…]

    Read more...

Other sports news

  • PSG star Mbappe beats Man Utd's Martial to top award The teenager received an early birthday present as he was named his country's outstanding young footballer

    Read more...
  • Man Utd team news: Mata, Lingard & Lukaku start in attack against West Brom Jose Mourinho has made three changes to the side that defeated Bournemouth 1-0 on Wednesday as they look to close the gap on Man City to 11 points

    Read more...
  • Barcelona's January transfer plans revealed: Mina in, Mascherano out & Coutinho chase back on The Catalan club are keen to strengthen in the winter window, with at least one signing in defence as the veteran Argentine is allowed to leave

    Read more...
  • FUTmas: FIFA 18's Christmas Ultimate Team offers revealed EA Sports has introduced a series of squad-building challenges and rewards that will be up for grabs across the next 10 days of the holiday season

    Read more...
  • Man Utd draft teenager Kehinde into first-team training The Lagos-born midfielder could feature for the Red Devils against West Brom on Sunday after an injury crisis befell the club

    Read more...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Agab Sports Guddoonsiiyey Kooxda Kubadda Cagta Dhagoolayaasha Hargeysa

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kooxda kubadda cagta Dhagoolayaasha Hargeysa, sidoo kalena guddoonsiiyey agab ciyaareed u baddnaa direyska kubadda cagta.

 

Agaasime Dhabeeye oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda Maamulka ee wasaaradda ciyaaraha Mr. Cabdikariin Faarax Xasan ayaa si wada-jir ah u guddoonsiiyey qalabkan guddoomiyaha kooxda Dhagoolayaasha Hargeysa, waxaana sidoo kale ay sheegeen inay ka wasaarad ahaan ay ka bixiyeen kharashka safar ciyaareed ay ku tegayaan dhawaan magaaladda Borama, halkaas oo ay kula soo ciyaari doonaan kooxda dhigooda ah ee Borama.

Ugu horeyn, Agaasimaha guud ayaa ka war-bixiyey ujeedada ay qalabka ugu deeqeen kooxda kubadda cagta Dhagoolayaasha Hargeysa “Waxaanu maanta xafiiskayga aan ku guddoonsiinaynaa aniga iyo Agaasimaha waaxda Maamulku qalab ciyaareed kooxdan dhallinyarada ah ee Maqalka Naafadda ka ah, kuwaas oo ah kooxda kubadda cagta ee ka dhisan caasimadda Hargeysa. Maaha markii koowaad ee ka wasaarad ahaan aanu qalab caynkan ah aanu ugu deeqno, waxaa xusid mudan in sannadkii hore aanu si wada-jir ah agab ciyaareed intan ka baddan aanu guddoonsiinay kooxaha Dhagoolayaasha Hargeysa iyo Borama” ayuu yidhi.

Sidoo kale waxa uu xusay Agaasime Dhabeeye inay gacan ka geysteen kharashka safar ciyaareed ay kooxdani ku tegayso dhawaan magaaladda Borama, waxaana hadaladiisi ka mid ahaa “Waxaa sidoo kale noo farxad ah inaanu gacan laxaad leh ka gaysano kharashka safar ciyaareed ay kooxdani ku tegayso Borama, halkaas oo ay kula soo ciyaari doonaan kooxda dhigooda ah oo sannadkii hore Hargeysa ay ku qaabileen. Dhallinyarta naafadda ah waxa naga go’an ka wasaarad ahaan wixii taageero ah ee aanu awoodno inaanu la garab istaagno oo aanu ka door-bidno dhallinyarta kale, bulshadda kalena waxaa iyagana ugu baaqaya inay taageero u muujiyaan”.

Ugu dambeyntii, waxaa halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha kooxda Dhagoolayasha Hargeysa, waxaa uu Agaasimaha guud iyo wasaaradda ciyaaraha uga mahad-celiyay taageeradda ay u muujiyeen, waxaana uu hoosta ka xariiqay inay aad ugu faraxsan yihiin gacanta laxaadka leh ee ay ka heleen wasaaradda ee kharashka safarka ay ku tegayaan Borama.

Gaba-gabaddii, Agaasimaha guud iyo Agaasimaha waaxda Maamulka ayaa guddoomiyaha kooxdan guddoonsiiyey agab ciyaareedka iyo lacag adag oo ay safar ciyaareed ugu bixi doonaan magaaladda Borama.

 

 

Share
652069