Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Report: Richard Jefferson signing with Nuggets Denver to waive Jameer Nelson

    Read more...
  • MEMPHIS, Tenn. (AP) -- The Memphis Grizzlies have waived a pair of 2016 draft picks, including first-round selection Wade Baldwin IV, in finalizing their roster for the regular season.

    Read more...
  • Kemba Walker: Michael Jordan lets us ask him anything; other observations Observations ▪ The Charlotte Hornets will be the only team among 30 in the NBA this season to wear a Jordan Brand logo (obviously connected to owner Michael Jordan). Said point guard Kemba Walker, who wears Jordan Brand shoes, “Everyone loves[…]

    Read more...
  • SVG maintains Pistons lineup suspense ahead of opener Auburn Hills — It's not a trade secret, but Pistons coach Stan Van Gundy isn't ready to unveil his starting lineup and core rotation. At least not yet. After going through an injury-riddled, five-game preseason without seeing his projected starting lineup[…]

    Read more...
  • The NBA's war with Trump continues: Spurs Coach Popovich calls the president a 'soulless coward' President Donald Trump is a "soulless coward," San Antonio Spurs Coach Gregg Popovich told The Nation. Popovich, a vocal critic of the president, called a reporter at the progressive magazine after Trump falsely claimed that President Barack Obama didn't call[…]

    Read more...

Other sports news

  • Hamsik not worried by Maradona record ahead of Man City clash The Slovakian will not be concerned about his club's scoring record as he leads the best Napoli side he has ever played in against Man City

    Read more...
  • Premier League fixtures & results: TV schedule, live stream & guide to Week 8 Goal keeps you up to date with the latest results from England's top division, as well as the upcoming fixtures and the current standings

    Read more...
  • Is Tata Martino the right man to coach U.S.? Atlanta United players think so Atlanta United's coach has been mentioned as a candidate for the U.S. national team position, and his current players believe he could do the job

    Read more...
  • Chelsea lost their title in the summer transfer window, says Chris Sutton The former striker feels like glory in the Premier League isn't going to happen and believes the problem is the size of the squad

    Read more...
  • Leicester City 1 West Brom 1: Mahrez cancels out Chadli magic Leicester City snatched a draw against West Brom thanks to Riyad Mahrez's first goal of the season.

    Read more...

Guddoomiyaha Kooxda Wasaarada Maaliyada Oo Kawaramay Heerka Ay Kooxdu Marayso iyo Safaro Dhawaan Ugu Bixi Doonaan Gobolada Jsl.

Gudoomiyaha kooxda kubada cagta ee Wasaarada Maaliyada JSL, Kamaal Maxamed Yuusuf ayaa ka xog waramay heerka horumarka kooxdu Marayo iyo Sidoo kale Safaro Tiro-badan oo dhawaan U Qorshaysan inay u baxaan gobolada Jamhuuriyda Somaliland.

 Kooxda Wasaarada Maaliyda oo kamid ah kooxaha heerka koowad dhawaanahan ugu cad-cad guud ahaan Somaliland. Laacibiinta u safta kooxdani ayaa ka kooban ciyaar yahano u kala ciyaara dhamaan  gobolada JSL.

Hadaba gudoomiyaha kooxda Wasaarada Maaliyada Mr. Kamaal Maxamed Yuusuf oo waraysi gaara siiyey Wargayska Geeska Afrika ayaa Nooga xaal waramay siday kooxdu uga qayb-qaadato horumarka dalka, sportska iyo safaro u qorshaysan inay dhawaan kusoo maraan gobolada JSL intooda badan.

ugu horayn isagoo ku hadlaya afka kooxda Wasaarada Maaliyada waxa uu si gaara ugu mahadnaqay wasiirka wasaarada maaliyada jsl Marwo: Sam-sam Cabdi Aadan oo si wayn uga qayb-qaadata markasta horumarka kooxda.

Gudoomiye Kamaal oo ka waramaya xaalada iyo Heerka ay kooxdu marayso waxa uu yidhi: “kooxdu waxay abaal iyo mahad naq u haysaa wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo Sam-sam Cabdi Aadan sida hagar la , aanta ah ee ay kooxda u garab taagan tahay, koox ahaan waxaanu dhisnayn muddo saddex sanadood ah, ujeedada ugu wayn ee kooxdu waa inay qayb-laxaad leh ka qaadato wacyi-galinta cashuuraha wasaaradu qaado”.

Kamala ayaa intaasi sii raaciyey “ kooxda  waxaa u ciyaara laacibiin tayo fiican oo u kala safta gobolada Jsl, dhab ahaan kooxdu waxay maraysaa heerkii ugu fiicnaa waxayna qaadataa tobabaro, wallow koox ahaan mudadii aanu jirnay aan wax koobab/tartamo ah loo qaban kooxaha heerka koowaad ee aanu ka tirsanahay”.

Ugu dambayn guddoomiyaha kooxda Wasaarada Maaliyda JSL ayaa sheegay inay kooxdu dhawaan Safar ugu bixi doonto Gobolada Jsl isagoo  sheegay waliba inay ku horayn doonaan safarkasi Gobolada Galbeedka ee Gabilay iyo Awdal.

 

Kamaal oo arintaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi: “kooxdu waxay safaro ugu bixi doontaa gobolada galbeedka Jsl dhawaan, anagoo lasoo ciyaari doona ciyaaro saxiibtinimo”.

Share
606086