Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • NBA: LeBron James’ Cleveland Superteam in Danger as Wizards Woo Paul George Washington Wizard’s All-Star guard John Wall is looking to end Cleveland’s hopes of creating a super-team with Paul George in it, according to reports. George will leave the Pacers at the end of his current contract, which runs until June[…]

    Read more...
  • Taylor Swift sends weird congrats to Russell Westbrook Taylor Swift sent the weirdest congratulatory message to her fan and basketball player Russell Westbrook for winning MVP at the NBA Awards.

    Read more...
  • Report: 76ers, Nets To Make 'Hard Push' For J.J. Redick PHILADELPHIA (CBS) — The Philadelphia 76ers will be competing with the Brooklyn Nets for soon-to-be free-agent J.J. Redick, according to Kevin O'Connor of The Ringer.  “Multiple league sources I've spoken to expect the Sixers and Nets to make a hard push at[…]

    Read more...
  • NBA draft 2017: Which college basketball teams lost the most talent? The NBA draft is the realization of a dream for all 60 players who hear their names called. The flip side is that it’s also a night that reinforces which college basketball teams are going to be hurting the most[…]

    Read more...
  • NBA MVP: Watch Russell Westbrook’s Best Plays From 2016-17 Season Russell Westbrook did what many thought was impossible in the 2016-17 NBA season and was rewarded Monday night with the league MVP award at the NBA Awards in New York City. The Oklahoma City Thunder point guard topped the voting by[…]

    Read more...

Other sports news

  • Sirigu leaves PSG to join Torino The Italy international had fallen down the pecking order at Parc des Princes and looks set to replace Joe Hart as his new club's No.1

    Read more...
  • Betting: Get an industry-best 3/1 on Chile to beat Portugal There's a huge enhanced offer available to all dabblebet customers as Cristiano Ronaldo and Alexis Sanchez face off with their national sides

    Read more...
  • Friday is Deulofeu D-Day for Barcelona The Catalan club have until the end of the week to exercise their buy-back option on the winger, but they must convince him that he can be important

    Read more...
  • Leicester midfielder Mendy wants Bordeaux move The midfielder struggled with injuries during his first season at the King Power Stadium and now has his heart set on a return to Ligue 1

    Read more...
  • FIFA releases full Garcia Report into World Cup bidding process after leak After German newspaper Bild released details of the report, the governing body's investigatory chamber opted to release it in its entirety

    Read more...

“Allah Haw naxariisto Faarax, Wuxuu ahaa Ciyaartoy wanaagsan” – Shaadhay

Ruug caddaaga ciyaaraha kubadda Kolayga Axmed Cismaan Diiriye (Shaadhay), ayaa ka hadlay geerida naxdinta leh ee ku timid Allah haw naxariistee Faarax Bashiir Kaahiye oo maanta ku geeriyooday Hargeysa.

 Shaadhay oo la soo xidhiidhay shabakadda ciyaaraha ee Cadalool waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku, waxaanu Allah uga baryey inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, ehelkana Samir iyo iimaan ka siiyo.

 Axmed Cismaan waxa uu tilmaamay in Faarax uu ka mid ahaa xiddigaha ugu wanaagsan kubadda kolayga Hargeysa sannadihii u dambeeyey, sidoo kalena ahaa hormoodka dhallinyarada iyo aqoon-yahan.

“Allah haw naxariisto Faarax. Waxay ahayd geeri naxdin leh.” Sidaas ayuu yidhi Shaadhay, waxaanu intaa ku daray: “Waxa uu ka mid ahaa ciyaartoyga ugu wanaagsan kubadda kolayga ee aan arkay 10-kii sannadood ee ugu dambeeyey. Akhlaaq wanaagsan, kubbad wanaagsan iyo aqoon ayuu lahaa. Xaqa ayaa haleelay e Allah haw naxariisto.”

Ciyaartoyga kubadda kolayga ee ku ciyaara garoomada Tima-cadde iyo Jigjiga yar oo iyaguna la soo xidhiidhay Cadalool ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u direen ehelka iyo qaraabada uu ka baxay Marxuum Faarax, waxaana ay Allah uga baryeen inuu Jannatul fardowsa geeyo.

 

 

Aamiin Amiin Amiinn Amiin
Xigasho Cadalool

Share
502605