Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Robinson III, Gordon, Porzingis win NBA All-Star events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III is the NBA's new dunk king, with an assist to Indiana teammate Paul George, the Pacers' mascot and a Pacers cheerleader. Robinson leaped over all three, snagging the ball from George along the way before finishing with[…]

    Read more...
  • The Latest: Robinson wins dunk contest, caps Saturday events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III of the Indiana Pacers is the All-Star slam dunk champion. Robinson beat Derrick Jones Jr. of the Phoenix Suns in the final round. Jones failed to go over three people - or rather, one man, one Suns[…]

    Read more...
  • Older, wiser and more aware of the world, LeBron James is unafraid to let his views known on politics or social issues or even the business of basketball. ''I've been vocal about a lot,'' James said Saturday. Whether it was[…]

    Read more...
  • The NBA is continuing to monitor how states are handling laws regarding the protections of transgender people, with Commissioner Adam Silver warning that any less-than-inclusive policies will help the league decide where to hold All-Star Games going forward. Silver, in[…]

    Read more...
  • Carmelo Anthony was looking forward to being somewhere other than New Orleans this weekend. The New York Knicks' prolific scorer was certainly not suffering from All-Star envy when he was initially left off of this season's Eastern Conference roster. In[…]

    Read more...

Other sports news

  • Fulham 0-3 Tottenham: Kane hat-trick books Spurs a place in FA Cup quarters The striker was unstoppable as Mauricio Pochettino's men had few problems in disposing of lower-league opposition in Sunday's cup tie

    Read more...
  • LIVE: Blackburn vs Manchester United Jose Mourinho's side take on the Championship strugglers as they look to defend the FA Cup crown they won last season. Follow it LIVE with Goal

    Read more...
  • 'The carbonara is on me!' - Gabigol revels in first Inter goal The Brazilian emerged from the bench to score his first goal for the Nerazzurri and secure a win over Bologna, but now he has to own up to a promise

    Read more...
  • TEAM NEWS: Rashford leads the attack as Man Utd seek FA Cup victory The England international is preferred to Zlatan Ibrahimovic at Ewood Park while Ashley Young earns a rare start on the right-hand side of defence

    Read more...
  • Welbeck reveals why he played for Arsenal Under-23s The striker played 70 minutes of a 2-1 loss to Leicester and has revealed that his recent injury issues meant he will not be risked against Sutton

    Read more...

Xasan Waraabe-Cadde Oo Luuqad Adag Ugu Jawaabay Wasaaradda Ciyaaraha, Soona Faqay Musuq Iyo Fadeexado Jira

Guddoomiyihii hore ee Olambiga Somaliland, Md. Xasan Waraabe-cadde ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay wasiirka ciyaaraha Somaliland kaas oo ku tilmaamay in uu weli sheegto xilkii uu iska casilay ee guddoomiyaha Olymbiga Somaliland.

 

Xasan Waraabe-cadde wuxuu sheegay in xilka guddoomiyaha CIyaaraha uu iska casilay markii uu arkay musuq badan oo ka dhex jira wasaaradda ciyaaraha, taas oo uu go’aansaday in aanu ku milmin.

Xasan oo dhallinyaro reer Somaliland ah kala qayb gelaya koobka adduunka ee dalalka aan la ictiraafin, kuna sugan magaalada Addis Ababa, ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey shabakadda ciyaaraha ee cadalool waxa uu ku sheegay in masuuliyiinta wasaaradda ciyaaruhu ay meel kaga dhaceen sumcadda, sharafta iyo qarannimada Somaliland, kuwaas oo uu xusay inay qoraallo aan habboonayn u direen dalal dibadeed.

Qoraalka uu Xasan-waraabe cadde soo gaadhsiiyey shabakadda cadalool, waxa uu u dhignaa sidan:

 

Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shacbi-weynaha Somaliland meel kastoo ay joogaan gaar ahaan bahda ciyaaraha ee sharafta mudan.

Waxaan ka xumahay Hadallada Raqiiska ah ee uu Wasiirka Cayaaruhu shir saxaafadeed  uu qabtay uu aniga igaga hadlay. Waan ogahay Wasiirku aqoon badan iima laha waanan ogahay cidda hadalladaa raqiiska ah u dhiibtay, maanse jeclayn in aan ka jawaabo, waayo dadka maanta isbari maayo anigu laakiin Falaadi gilgilashada kaaga hadhi maayso.

Wasiir waxaan kuu caddeynayaa in aan iska casilay Godoomiyenimada Olymbiga Qaranka  bishii September,  sidey u qornaydna waan kuu soo gudbin doonaa una dhiibay wasiirkii hore  waxaanan ahaa shaqsigii kaliya ee markuu arkay masuqmaasuqa iyo karti darrada ka socota wasaaradda go’aansaday in aanu qayb ka noqon.

Haddaba, waxaa fiicnayd in aad ummada u soo bandhigto xaqiiqda war-saxaafadeedkaaga waxaanan kuu caddeynayaa in aanan xil ka hayn wasaaradda, adiguna aanad aqoon ii lahayn. Waxaa kaa horreeyay war-saxaafadeed aad ku daadifinaysaan kuna cambaareynayseen dhalinyaro is abaabushay oo qarankan ku ilaalinaya sumcadooda Somalilandnimo oo ku nool UK, Norway iyo Germany oo ka qayb gelaya tartan waddamada aan la ictiraafin (Eeg halkan http://worldfootballcup.org/) hormoodna ka yihiin dhalinyartaa UK ee maanta soo bandhigi doonta sumcadda wadankooda iyo calankooda oo aanu ka mid nahay kuwa garab taagan hawshaas quruxda badan ee foodda inagu soo haysa ee Abkhazia World Cup 2016 .

Hawshaas yaa diidan yaa been abuur ka sameeyay,  yaa ku tilmaay jabhado, meeqaam aan inagu haboonaayn, yaa ku cayaaraya sharafta iyo sumcadda madaxda qaranka, yaa dhalinta ku tilmamaya jabhado lala cayaarayo. Horta akhrista qoraalka halkan ku lifaaqan (http://worldfootballcup.org/). Waxaan u caddeynayaa umadda soona bandhigayaa qoraalladii loo diray CONIFA ee la doonayay in lagu joojiyo sharafta iyo sumcadda Somaliland ragga horseedayna la niyad jabiyo.

Anigu Xassan ahaan arrinkaygu waa wax sahlan laakiin yaa ka garnaqaya sharaf-dhaca aad samayseen (Wasaaradda Ciyaaraha) ee aad isku daydeen in aad gaalada si ixtiraam-darro ah aad waraaqo ugu qortaan  maantana aad istidhaahdeen waxaan ku gaban karnaa  anagoo Xassan dusha u saarna fadeexaddaas idin dul hoganaysa.

Waxaan diyaar u ahay in la baadho cidda sharafta iyo qaranimada halkay ku haboon tahay diidan lana horkeeno sharciga.

Waxaad iga sugtaan waa qoraaladii oo dhan.

ALAA Mahad leh

Xasan waraaba-cadde

Ka qaaybgalayaasha CONIFA WORLD CUP 2016”

 




Share
427252