Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • NBA: LeBron James’ Cleveland Superteam in Danger as Wizards Woo Paul George Washington Wizard’s All-Star guard John Wall is looking to end Cleveland’s hopes of creating a super-team with Paul George in it, according to reports. George will leave the Pacers at the end of his current contract, which runs until June[…]

    Read more...
  • Taylor Swift sends weird congrats to Russell Westbrook Taylor Swift sent the weirdest congratulatory message to her fan and basketball player Russell Westbrook for winning MVP at the NBA Awards.

    Read more...
  • Report: 76ers, Nets To Make 'Hard Push' For J.J. Redick PHILADELPHIA (CBS) — The Philadelphia 76ers will be competing with the Brooklyn Nets for soon-to-be free-agent J.J. Redick, according to Kevin O'Connor of The Ringer.  “Multiple league sources I've spoken to expect the Sixers and Nets to make a hard push at[…]

    Read more...
  • NBA draft 2017: Which college basketball teams lost the most talent? The NBA draft is the realization of a dream for all 60 players who hear their names called. The flip side is that it’s also a night that reinforces which college basketball teams are going to be hurting the most[…]

    Read more...
  • NBA MVP: Watch Russell Westbrook’s Best Plays From 2016-17 Season Russell Westbrook did what many thought was impossible in the 2016-17 NBA season and was rewarded Monday night with the league MVP award at the NBA Awards in New York City. The Oklahoma City Thunder point guard topped the voting by[…]

    Read more...

Other sports news

  • Sirigu leaves PSG to join Torino The Italy international had fallen down the pecking order at Parc des Princes and looks set to replace Joe Hart as his new club's No.1

    Read more...
  • Betting: Get an industry-best 3/1 on Chile to beat Portugal There's a huge enhanced offer available to all dabblebet customers as Cristiano Ronaldo and Alexis Sanchez face off with their national sides

    Read more...
  • Friday is Deulofeu D-Day for Barcelona The Catalan club have until the end of the week to exercise their buy-back option on the winger, but they must convince him that he can be important

    Read more...
  • Leicester midfielder Mendy wants Bordeaux move The midfielder struggled with injuries during his first season at the King Power Stadium and now has his heart set on a return to Ligue 1

    Read more...
  • FIFA releases full Garcia Report into World Cup bidding process after leak After German newspaper Bild released details of the report, the governing body's investigatory chamber opted to release it in its entirety

    Read more...

Tartankii lagu xusayay Marxuun Cumar saalax oo la soo gabogabeyay

Waxaa maalintii shalay la soo gaba-gabeeyay Tartan kubadda cagta oo loogu baroor-diiqayey marxuum ciyaartoy Cumar Cabdi Xasan (Cumar-Saalax) oo dhawaan geeriyooday, waxaana gunnaanadkii tartankan ka soo qeyb-galay ciyaartoydii ay soo wada ciyaareen iyo sidoo kale bahda Sports-ka.

Tartankan oo ay ka qeyb-galeen 4-kooxood kuwaas oo ahaa ciyaartoydii ay garoomada ka wada safan jireen Marxuum ciyaartoy Cumar-Saalax oo ahaa kabtankii kooxdii NPP, ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Afhayeenka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Mr. Samatar Maxamed Cabdilaahi iyo tababaraha kooxda kubadda cagta heerka koowaad ee Goodir Mr. Jamaal Cabdi Axmed (Jante), halka sidoo kale dhanka maal-galinta ay gacan ka geysatay shirkadda MSG, waxaana kooxaha ka qeyb-galayay ay kala ahaayeen NPP, NDC, Sooyaal iyo MSG.

Tartankan oo ka qabsoomay garoonka doogga sanaaciga ah ee Badhtamaha Stadium ayaa waxaa kulankii Finalkii iskugu soo hadhay labada kooxood ee NPP iyo NDC, waxaana ugu horeyn halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah ciyaartoydii ay isku kooxda ahaayeen iyo sidoo kale kuwii ay garoomada kubadda cagta isku soo gaadheen, waxaana ay guud ahaanba xuseen in Marxuum Cumar-Saalax uu ahaa shakhsi wanaagsan oo cibaado fiican, sidoo kalena sharaf iyo karaamo agtooda ka lahaa.

Sidoo kale waxaa isaguna halkaasi ka hadlay Afhayeenka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Mr. Samatar Maxamed Cabdilaahi, waxaana uu ku dheeraaday ujeedada ay tartankan u soo qaban-qaabiyeen isaga oo sidoo kale uga mahad-naqay cid kasta oo kala shaqeysay tartanka isaga oo hoosta ka xariiqay in Marxuum Cumar-Saalax uu ahaa shakhsi marka laga yimaado ciyaartoynimadiisi uu ahaa qof af gaaban oo akhlaaq iyo cibaado wanaagsan uu ILAAHAYNA uga baryayo inuu Naxariistiisi janno ka waraabiyo, guud ahaana sammir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisi iyo asxaabtiisi.

Tababarihii kooxdii NPP Macalin Cabdirisaaq ayaa isaguna halkaasi ka hadlay, waxaana uu ku waramay aqoontii uu u lahaa Marxuum Cumar-Saalax iyo doorkii wanaagsanaa ee uu ka qaatay horumarkii kooxda NPP.

 

Ugu dambeyntii, waxaa soo gunnaanaday tartankan koobkiina guddoonsiiyay kooxda NPP oo 7-4 kaga guuleysatay kooxda NDC Suldaan Cali Cabdi Xassan, oo ay walaalo yihiin Marxuum Cumar-Saalax waxaana hadaladiisi ka mid ahaa “Ugu horeyn waxaan uga mahad-naqayaa ILAAHAY marka labaadna dhallinyarada soo qaban-qaabisay tartankan ay ugu baroordiiqayaan walaalkay Marxuum Cumar-Saalax. Marxuumka anaa kooxda NPP ku soo daray maadaama aan ahaa asaasihii kooxda, wuxuu ahaa tiir adag oo door muhiim ah ka qaatay NPP, ILAAHAYNA waxaynu uga baryeynaa inuu walaalkeen Marxuum Cumar-Saalax uu Naxariistiisa ka waraabiyo, runtii waxaynu dhammaanteenba ka markhaati kacnay inuu ahaa shakhsi qaali innagu ahaa, qalbi furnaa, afgaabnaa, cibaadada ku fiicnaa, wanaag mooyee aan cidna dhibaato u gaysan jirin. Wuxuu ahaa ciyaartoy weyn oo khibrad iyo farsamo aad u sareysa lahaa”.


Share
502610