Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • NBA: LeBron James’ Cleveland Superteam in Danger as Wizards Woo Paul George Washington Wizard’s All-Star guard John Wall is looking to end Cleveland’s hopes of creating a super-team with Paul George in it, according to reports. George will leave the Pacers at the end of his current contract, which runs until June[…]

    Read more...
  • Taylor Swift sends weird congrats to Russell Westbrook Taylor Swift sent the weirdest congratulatory message to her fan and basketball player Russell Westbrook for winning MVP at the NBA Awards.

    Read more...
  • Report: 76ers, Nets To Make 'Hard Push' For J.J. Redick PHILADELPHIA (CBS) — The Philadelphia 76ers will be competing with the Brooklyn Nets for soon-to-be free-agent J.J. Redick, according to Kevin O'Connor of The Ringer.  “Multiple league sources I've spoken to expect the Sixers and Nets to make a hard push at[…]

    Read more...
  • NBA draft 2017: Which college basketball teams lost the most talent? The NBA draft is the realization of a dream for all 60 players who hear their names called. The flip side is that it’s also a night that reinforces which college basketball teams are going to be hurting the most[…]

    Read more...
  • NBA MVP: Watch Russell Westbrook’s Best Plays From 2016-17 Season Russell Westbrook did what many thought was impossible in the 2016-17 NBA season and was rewarded Monday night with the league MVP award at the NBA Awards in New York City. The Oklahoma City Thunder point guard topped the voting by[…]

    Read more...

Other sports news

  • Sirigu leaves PSG to join Torino The Italy international had fallen down the pecking order at Parc des Princes and looks set to replace Joe Hart as his new club's No.1

    Read more...
  • Betting: Get an industry-best 3/1 on Chile to beat Portugal There's a huge enhanced offer available to all dabblebet customers as Cristiano Ronaldo and Alexis Sanchez face off with their national sides

    Read more...
  • Friday is Deulofeu D-Day for Barcelona The Catalan club have until the end of the week to exercise their buy-back option on the winger, but they must convince him that he can be important

    Read more...
  • Leicester midfielder Mendy wants Bordeaux move The midfielder struggled with injuries during his first season at the King Power Stadium and now has his heart set on a return to Ligue 1

    Read more...
  • FIFA releases full Garcia Report into World Cup bidding process after leak After German newspaper Bild released details of the report, the governing body's investigatory chamber opted to release it in its entirety

    Read more...

Ciyaartoy Caddaalad Darro Iyo Eex Ku Eedeeyey Guddoomiyaha Xiidhka Kubadda Kolayga

Ciyaaryahan Cabdiraxmaan Aadan Faantaar ayaa ku eedeeyey guddoomiyaha xidhiidhka kubadda Kolayga Maxamuud Xasan Maxamuud (Qodax) in uu eex iyo caddaalad darro kula dhaqmo kooxaha ka dhisan caasimadda Hargeysa.

 

Cabdiraxmaan Aadan oo ka mid ah ciyaartooyada kubbada kolayga, oo qoraal cabasho iyo cambaarayn isugu jira soo gaadhsiiyey shabakadda ciyaaraha ee Cadalool, ayaa waxa uu qoraalkiisa ku sheegay in guddoomiyaha xidhiidhka Kubadda Kolayga ee Somaliland, uu deeqaha loo fidiyo kooxaha caasimadda uu ku koobay dhawr kooxood oo ka dhisan garoonka Tima-cadde.

Cabdiraxmaan waxa uu sheegay in guddoomiye Qodax uu kooxaha heerka koowaad marka la dhisayo ka xulo dhawrkii kooxood ee uu ku dhex kacaamay ee garoonka Tima-cadde, isla markaana uu dhabarka u jeediyey kooxaha kale ee caasimadda.

Qoraalka uu Cabdiraxmaan soo gaadhsiiyey Cadalool waxa uu u dhignaa sidan

“Anigoo magacaygu yahay Cabdiraxmaan Adan Faantaar, kana mid ah ciyaartoyga caasimadda Hargeysa, gaar ahaan xaafadda Jigjiga yar, waxaan halkan ku soo bandhigayaa tacaddi uu guddoomiyaha Xidhiidhka kubadda kolayga Maxamuud-Jabiiba ku hayo kooxaha caasimadda ka dhisan, kaas oo ku koobay xulista kooxaha heerka koowaad dhawrkii kooxood oo uu ku soo dhex barbaaray oo ka ciyaara garoonka Tima-cadde, waxaanay arrintan isla ogyihiin Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha Somaliland.

Guddoomiyaha iyo agaasimaha guud, waxyaabaha ay ku kaceen, waxaan ka mid ah in afar kooxood oo heerka koowaad ah laga xulay magaalada Hargeysa, dhamaantoodna ay isku xaafad ka wada dhisan yihiin.

Sidii uu xidhiidhka kubadda kolayga u yimid, Maxamuud-Jabiiba, waxay kubbaddii kolaygu isku beddeshay mid siyaasad iyo olole isugu jirta oo ciyaartooyadu ku dawakheen, waxaana ay ceeb usoo hoynayaan labadan nin wasiirka ciyaaraha oo aan wax badan kala soconin kooxaha la xulayo.

 

Waxa aan xukuumadda usoo jeedinayaa in dhiirigelinta ciyaaraha ay ka shaqayso, isla markaana ay u fiirsato dhaqdhaqaaqyada lagu niyad jebinayo ciyaartooyada iskood isku abaabulay, kuwaas oo qaar badan oo garoonka ku wehelin jiray ay dalka ka tahriibeen.”


Xigasho Cadalool@

Share
502612