Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Robinson III, Gordon, Porzingis win NBA All-Star events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III is the NBA's new dunk king, with an assist to Indiana teammate Paul George, the Pacers' mascot and a Pacers cheerleader. Robinson leaped over all three, snagging the ball from George along the way before finishing with[…]

    Read more...
  • The Latest: Robinson wins dunk contest, caps Saturday events (Yahoo Sports) Glenn Robinson III of the Indiana Pacers is the All-Star slam dunk champion. Robinson beat Derrick Jones Jr. of the Phoenix Suns in the final round. Jones failed to go over three people - or rather, one man, one Suns[…]

    Read more...
  • Older, wiser and more aware of the world, LeBron James is unafraid to let his views known on politics or social issues or even the business of basketball. ''I've been vocal about a lot,'' James said Saturday. Whether it was[…]

    Read more...
  • The NBA is continuing to monitor how states are handling laws regarding the protections of transgender people, with Commissioner Adam Silver warning that any less-than-inclusive policies will help the league decide where to hold All-Star Games going forward. Silver, in[…]

    Read more...
  • Carmelo Anthony was looking forward to being somewhere other than New Orleans this weekend. The New York Knicks' prolific scorer was certainly not suffering from All-Star envy when he was initially left off of this season's Eastern Conference roster. In[…]

    Read more...

Other sports news

  • Fulham 0-3 Tottenham: Kane hat-trick books Spurs a place in FA Cup quarters The striker was unstoppable as Mauricio Pochettino's men had few problems in disposing of lower-league opposition in Sunday's cup tie

    Read more...
  • LIVE: Blackburn vs Manchester United Jose Mourinho's side take on the Championship strugglers as they look to defend the FA Cup crown they won last season. Follow it LIVE with Goal

    Read more...
  • 'The carbonara is on me!' - Gabigol revels in first Inter goal The Brazilian emerged from the bench to score his first goal for the Nerazzurri and secure a win over Bologna, but now he has to own up to a promise

    Read more...
  • TEAM NEWS: Rashford leads the attack as Man Utd seek FA Cup victory The England international is preferred to Zlatan Ibrahimovic at Ewood Park while Ashley Young earns a rare start on the right-hand side of defence

    Read more...
  • Welbeck reveals why he played for Arsenal Under-23s The striker played 70 minutes of a 2-1 loss to Leicester and has revealed that his recent injury issues meant he will not be risked against Sutton

    Read more...

Maayarka Caasimada Hargeysa oo kulan la yeeshay hay’adda caalami ah oo shan garoon oo casri ah ka hirgalin doonta Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko ayaa xafiiskiisa ku qaabiley hay’adda Dhaanish ah oo ka shaqaysa garoomadda lagu ciyaaro, kuwaas oo caasimadda u ballanqaadey inay shan garoon oo casri ah ka hirgalin doonaan caasimadda.

Hay’adda Danish-ka ah ayaa ka shaqaysa waddamo badan oo caalamka, waxaanay inta badan dhista garoomada lagu ciyaaro iyo goobaha dhalinyaradu ku kulanto. Shirkan uu maayarku la galay saraakiisha hay’adan la socda waxa ku wehelinayey Xoghayaha dawlada hoose Axmed Darajo iyo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa.

 Shirkaasi ka dib waxa maayarku warbaahinta uga warbixiyey kulanka hay’adan Danishka, waxaanu yidhi “maanta waxa xafiiska kulan kula qaatay hay’ad Danish ah oo la yidhaa GAM oo ka shaqaysa meelaha garoomadda lagu ciyaaro iyo goobaha dhalinyartu iskugu timaado, waxaanay noo ballanqaadeen inay Hargeysa ka dhisayaan shan garoon oo casri ah oo anaguna ka qaybqaadano, waxaana hay’adani ka shaqaysa wadamo badan oo caalamka ah, saldhigeeduna Danmark iyo Lubnaan, oo dhulkii iyo wixii la noogu baahnaa waanu u samaynaynaa, taasina fursad fiican ayey u tahay dhalinyaradda”.

 

 Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko ayaa dhalinyarada ugu bushaareeyey inay sanadkan dhalinyaradda xooga saari doonaan, isla markaana garoomo badan oo casri ah iyo goobo lagu nastaba ka hirgalin doonaan caasimadda. 

Share
427268