Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Boston Celtics sign Irving from Cavaliers LOS ANGELES The Boston Celtics signed Kyrie Irving from the Cleveland Cavaliers on Tuesday in a blockbuster trade that saw Isaiah Thomas head in the opposition direction, the Celtics confirmed. The Celtics said in a statement they had acquired Irving[…]

    Read more...
  • Cavs planning for future if LeBron leaves Dave McMenamin joins SportsCenter to break down what the Cavs receive from the Celtics and the potential impact of landing the Nets' 2018 first-round pick.

    Read more...
  • If Game 4 of the 2017 NBA Finals turns out to be Kyrie Irving's last game in the city of Cleveland playing for the Cavaliers -- after LeBron James' return, you can't really rule anything out, after all -- it[…]

    Read more...
  • Within minutes of the Celtics trading for the Cavaliers' star guard Kyrie Irving, fans were quick to weigh in on Twitter. But one fan added a twist to the deal: “Gotta include this wax statue of Paul Pierce . .[…]

    Read more...
  • Mookie Betts on Isaiah Thomas leaving Boston: 'It was kind of shocking' Scott Lauber ESPN Staff Writer Scott Lauber covers the Boston Red Sox for ESPN.com. Follow on Twitter CLEVELAND -- Mookie Betts was standing near his locker Tuesday night, chatting with a few reporters after the Boston Red Sox's 9-1 victory,[…]

    Read more...

Other sports news

  • Chelsea target Candreva will stay at Inter, says agent Blues manager Antonio Conte still wants to improve his team before the transfer window shuts, but it appears the Italy international won't be joining

    Read more...
  • Rooney still has unfinished business with England - Jagielka The Everton captain believes his team-mate “looks as good as ever” after a bright start to the new Premier League campaign

    Read more...
  • Insigne: Barcelona a dream for everyone The Italy international may be happy with the Serie A side, but the star attacker acknowledged it is a compliment to be linked with the Catalans

    Read more...
  • Arsenal transfer news: The latest & LIVE player rumours from the Emirates Stadium Goal summarises the biggest transfer talk involving Arsenal as doubt continues to cloud the futures of the likes of Mesut Ozil and Alexis Sanchez

    Read more...
  • Chelsea transfer news: The latest & LIVE player rumours from Stamford Bridge Goal summarises the biggest transfer talk involving Chelsea as Antonio Conte looks to build on his title success in his second season in charge

    Read more...

KULAN SHALAY KA DHACAY MAANSOOR OO LAGU ANSIXIYAY BILAABISTA DHISMAHA GAROON QAYBO BADAN KA KOOBAN OO CAASIMADDA HARGEYSA LOOGA DHISO

Garoonkii ugu horeeyay ee ay Hargeysi yeelato ee dhamaan koobsanaya ciyaaraha kala duwan ee aduunka lagu ciyaaro ayaa shalay kulan ka dhacay Hoteel Maansoor

lagu ansixiyay in la bilaabo dhismihiisa,waxaana kulankaasi ka soo qayb galay masuuliyiin aad u miisaan culus oo u guntaday hirgalinta garoonkaasi.
Maayarka Caasimada Hargeysa,Cabdiraxman Maxamuud Caydiid,Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro”,Gudida u xilsaaran Garoonkaasi la bilaabayo iyo qaar ka tirsan Golaha deegaaanka Hargeysa ayaa qado shalay la iskugu yimid Hotel Maansoor lagu lafo guray dhaqaajinta Garoonkaasi iyo sidii mudo kooban loogu hirgalin lahaa. Waxa Garoonkaasi loogu magac daray Magaca Qoyskii Bixiyay Garoonkaasi oo la yidhaa Ilma Shulac sida lagu sheegay Warbixin kooban oo ka soo baxday kulankaasi “Garoonka Shulaac”.
Waxa uu garoonkaasi cusubi ka koobnaanayaa,Garoon Kubada Cagta, Garoon Kubada Kolayga, Garoon Tanis iyo Gym iyo wax yaalo kale oo aad u muhiin ah. Taasi oo Caasimada iyo Dalkaba u soo jiidi karta Sumcad dheeraad ah. waxa uu noqonayaa haddii uu hirgalo garoonkii ugu horeeyay ee Hargeysi yeelo ee intaasi oo qaybood yeesha.
Muddo hore ayaa la asdeeyay garoonkaasi in la dhiso balse imika ayay u muuqataa inuu dhaqaaqayo taabo galintiisu.

Share
546064