Dahab Shiil

Jadwalka Gobolada Somaliland

Sports Links

Other sports news

  • Montreal Impact-Houston Dynamo Betting Preview: Home side to dominate proceedings Top meet fourth in the Eastern Conference of the MLS in the early hours of tomorrow, with our tipster backing the hosts to romp to victory with a 3/1 value bet

    Read more...
  • Verratti: Capello is perfect for PSG The Italy international has backed the Russia boss to take over from Carlo Ancelotti and has expressed his desire to stay at Parc des Princes, despite rumours to the contrary

    Read more...
  • LA Galaxy-Portland Timbers Betting Preview: Visitors value to heap more misery on hosts Bruce Arena's men have endured a disappointing sequence of results and our tipster believes that Caleb Porter's in-form side are capable of upsetting the home side here

    Read more...
  • Zaccheroni: Italy more than just Pirlo & Balotelli The 60-year-old insists the Azzurri possess plenty of quality in their armoury and cannot be underestimated, as he reflects on the "extraordinary" feat of taking on his home nation

    Read more...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Fariin U Diray Dhalinyaradda Ka Qayb-qaadanaysa Ololaha Doorashada

 

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa ugu baaqay Dhalinyarada wakhtiga ololaha baabuurta guudka uga baxda inaanay naftooda halis galin, anshaxa iyo nidaamkana ilaaliyaan, isla markaana si nabad-gelyo ah u banana-baxaan wakhtiga ay ololaynayaan.

Wasiiku waxa kale oo uu madaxda ururrada iyo axsaabta ku booriyay, inay dhalinyarada ay kaxaysanayaan ay masuuliyadi ka saran tahay, isla markaana ay ku wacyi-galiyaan qaabka loo banana-baxayo, si ay anshax ugu ololeeyaan.

Wasiirka oo arrimahaas ka hadlayaana waxa uu yidhi. “Waxaan ku boorinayaa dhalinyarada wakhtiga ololaha, waxaad arkaysaa dhalinyaro badan oo saaran daaqadaha baabuurta iyo dusha sare, waxaan leeyahay dhalinyaradaas maadaama xil iga saaran yahay, nafihiina khatar ha galinina ee si nabadgelyo ah u dabaal dega, oo ha qabsanina baabuurta, hana iska laalaadinina daaqadaha.”

Wasiirka Wasaarada Dhilinyarada iyo Ciyaaruhu waxa uu ku booriyay masuuliyiinta ururrada iyo axsaabta inaanay halisgelin dhalinyarada ee ay ku wacyi-geliyaan sida loo dabaal dagayo iyo sida loo soo baxayo. “Madaxda ururrada iyagana waxaan leeyahay waa inaydaan khatargalin dhalinyarada nafahooda, dhalinyaraduna waa dad yar yar waxa loo baahan yahay in wax loo sheego, sida loo banaan baxayo sida loo soconayo iyo sida baabuurta loo fuulayo, si dhalinyarada naftooda loo badbaadiyo taageeradoodana u muujiyaan, waalidiinta laftooda maaha inay carruurtooda yidhaahdaan iska socda ee waa inay ilaaliyaan oo ay faraan anshaxa.” ayuu yidhi, wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo u warramay idaacada VOA laanteeda afka Soomaaliga.

 

Share

Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • James, Heat beats Spurs 103-100 in OT; Game 7 next (Yahoo! Sports) MIAMI (AP) -- LeBron James saved a championship reign, canceled a celebration.

    Read more...
  • Allen comes up huge for Heat (Yahoo! Sports) MIAMI (AP) -- For years, Ray Allen's routine has not changed. Show up for work hours earlier than just about everyone else, go onto the court and take hundreds of jump shots.

    Read more...
  • Duncan, Spurs collapse down the stretch (Yahoo! Sports) MIAMI (AP) -- Tim Duncan was delivering a vintage performance, and the San Antonio Spurs were streaking to the franchise's fifth championship.

    Read more...
  • 3's were wild in NBA this season (Yahoo! Sports) MIAMI (AP) -- The NBA is more reliant on the 3-pointer than ever.

    Read more...
  • Ellis tells Bucks he will opt out of contract (Yahoo! Sports) ST. FRANCIS, Wis. (AP) -- The Milwaukee Bucks have lost their leading scorer.

    Read more...