Somal Sporst: Hargiesa:- Tababaraha gobolka Hawd oo ka mid gobolada ku tartamaya Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo bisha dambe ka furmaya magaalada Hargiesa Mr. Aadan Maxamed Aadan (Daayeero), ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee ciyaartoyga kubada cagta ee gobolka Hawd u meteli doono ciyaaraha dalka.
Xulkan oo ka kooban 24 ciyaartooy, ayaa waxa ka dhex muuqda raggii u ciyaarayay gobalka hawd ciyaarihii sanadkii hore oo uu gobalku lakin fiican ka soo gaadhay, waxaanay xulkan cusubi kala yihiin:
Goolhaye:
1. Cabdiqani Saleban Caynaan (Yuuye)
2. Cabdishakuur Jaran Xasan
Difaaca:
1. Mukhtaar Baasha Muuse
2. Guuleed Khadar Biixi (Carab)
3. Cabdicasiis Cawil Garaad (Gadhyar)
4. Liibaan Ibrahim Colaad
5. Axmed Cabdikarim Cabdilaahi (Xuu-jano)
6. Yuusuf Cabdi Heetiye (Gaas)
7. Maxamed Abiib Axmed
Dhexda
1. Axmed Cabdiraxman Maxamed (shaafi)
2. Jamaal Cabdi Axmed
3. Cabdiraxman Xasan Warsame
4. Cabdirisaaq Maxamed Axmed (jeeso)
5. Ayaanle Good Aadan (badhi)
6. Kayse Cabdi Giire
7. Khaalid Xaaxi (Bidhiidho)
8. Caadil Good Hure
9. Maxamed Saalax Xuseen (Carab)
Weerarka
1. Haybe Good Hure
2. Cawil Maxamed Cilmi (Footari)
3. Cabdikarii Cismaan Yuusuf (Sheekhaawi)
4. Mubaarik Cabdi Maxamed (Robinho)
5. Haashim Maxamed Aw-Daacad