Player Profiles

Kooxda Kubada Gacanta Ee Dahab Shiil

 

NBA News

  • Police: Pelicans guard Dejean-Jones fatally shot in Dallas (Yahoo Sports) New Orleans Pelicans guard Bryce Dejean-Jones was fatally shot after breaking down the door to a Dallas apartment, authorities said Saturday. A man living at the apartment was sleeping when he heard his front door kicked open, Dallas Police Senior[…]

    Read more...
  • Thunder look to close out defending champion Warriors (Yahoo Sports) The Thunder won't say they have to win Game 6 against the Golden State Warriors on Saturday to win the Western Conference finals. Win at home on Saturday and Oklahoma City will advance to the NBA Finals for the first[…]

    Read more...
  • James scores 33, Cavaliers reach second straight NBA Finals (Yahoo Sports) Maybe this one will end Cleveland's long wait for a championship. James scored 33 points, Kevin Love had 20 points and 12 rebounds, and the Cavaliers advanced to their second straight finals by beating the Toronto Raptors 113-87 in Game[…]

    Read more...
  • AP Source: Rockets, D'Antoni agree on 4-year deal (Yahoo Sports) Mike D'Antoni is taking his ''Seven Seconds or Less'' offense to Houston, where James Harden is waiting to give his new coach the kind of weapon that could be a perfect fit for his system. D'Antoni reached agreement with the[…]

    Read more...
  • A person familiar with the situation says Washington Wizards forward Markieff Morris was detained at Philadelphia International Airport and then released. The person spoke to The Associated Press on condition of anonymity Thursday because Morris was not charged. The person[…]

    Read more...

Other sports news

  • Giovinco picks up injury in Toronto FC match The reigning MLS MVP was forced off the pitch early on in TFC's match against the New York Red Bulls.

    Read more...
  • Sir Alex Ferguson PRAISES Arsene Wenger for sticking to his principles The former Manchester United manager has hailed his old rival for not bending to his critics despite intense pressure from Arsenal supporters and the British media

    Read more...
  • Ferdinand: Ravel Morrison is the best kid I saw at Manchester United - even Pogba idolised him The former United centre-back claims the 23-year-old midfielder is the best academy player he's ever seen in football and was looked up to by his team-mates

    Read more...
  • Simeone considering Atletico Madrid future The Argentine says it is tough to see his side give everything and still come up short after they lost the Champions League final for the second time in three years to Real Madrid

    Read more...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland oo Shaaca ka qaaday in 15 December ay dalka ka Qabsoomidoonto Ciyaarihii Gobolada Somaliland,

Wasiirka Dhalinyarada, dhaqanka iyo ciyaaraha  Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa maanta si rasmiyga ugu dhawaaqay wakhtiga la qaban doono ciyaarihii gobolada ee sanadlaha ahaa.

 

Wasiirka oo maanta warbaahinta kula hadlayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay inay u dhan yihiin dhamaan waxyaalihii loo baahnaa inay hir galiyaan ciyaaraha isaga oo sheegay in sanadkan lagu qaban doono caasimada Somaliland Ee Hargeysa.

Wasiirka oo arimahaas ka hadlayaana waxaa uu yidhi “Waxaanu maanta oo bishu tahay 27/09/2012 maalintuna tahay maalin khamiisa aanu halkan kaga dhawaqaynaa ciyaarihii gobolada oo sanadle ah, kuwaas oo madaxweynaha iyo xukuumadiisa ugu jira ajandayaasha wax qabad ee sanad laha ah.

Sidaas darteed waxaanu halkan ku xaqiijinaynaa in ciyaarihii gobolada la qaban doono 15 December 2012 oo ku beegan maalin sabti ah, kuwaas oo ka furmi doona garoonka weyn ee Hargeysa Stadium.”

Wasiirka dhalinyarada,dhaqanka iyo  ciyaaraha Somaliland oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegey inay sanadkan ciyaaraha gobolada ka qayb gali doonaan dhamaan gobolada Somaliland oo ah 13 gobol “Wiyaaraha gobolada sanadkan waxa ka qayb gali doona sadexyo toban gobol, waxaana nasiib u yeeshay sanadkan in lagu qabto ciyaaraha gobolada  Caasimada Hargeysa,shacabka reer Hargeysana waxa looga baahan yahay inay u diyaar garoobaan marti gelinta ciyaaraha, waxaanan ogahay in shacabka reer Hargeysa ku maamuli doonaan gobonimada iyo marti galintii lagu yaqaanay.” Ayuu yidhi wasiirka ciyaaruhu.

Wasiirka dhalinyarada,dhaqanka iyo ciyaaruhu waxa uu sidoo kale fariin u diray maamulka gobolada dalka kuwaas oo uu ku war geliyey inay u diyaar garoobaan ciyaaraha

Webmaster: Somalsports

Share
316310