





Axad, December 18, 2011:- Xulka Gobolka M.Jeex' Hargeysa;oo Hantay Koobkii Ciyaaraha Goboladda Soomaliland,Ciyaaryahan Cabdi Riyaad oo Koobka Gacanta u galiyay
Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka M.Jeex'Hargeysa' ayaa ku guuleytsay Horyaalkii 5 ee Koobka Gobolada Soomaliland ka dib markii Ciyaartii Finalka ayu ugu awood sheegteen Xulka Howd,waxaana Goolka Hargeysa ay ku badisay qeybtii hore u dhaliyay Weeraryahankooda Lambarka 12 Cabdi Riyaad.
Xulka Maroodijeex'Hargeysa' oo uu watay Tababare Diridhabe ayaa waxa ay u noqoneysaa markoodii 2 aad oo ay hantiyaan Koobkaan oo la qabtay 5 jeer laga soo bilaabo 2002 oo ay markiisii ugu horeysay ay qaadeen hargeysa haatana 9 sano ka dib ay ku guuleyten.
Madaxweynaha Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud' Siilaanyo' ayaa gudoonsiiyay Kabtanka Hargeysa Shambariire Koobkii Kubadda Caga ee ay ku guuleyteen,saidoo Kale Ciyaaryahan Heybe ayuu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Gudoonsiiyay Koobkii Kaalinta 2 ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Soomaliland,waxaana sidoo kale halkaasi lagu bixiyay Abaal marino kala duwan,Shirkadda Somtel iyo warbaahinta ka howgasha Soomalialnd ayaa halakasi abaal marin lagu gudoonsiiyay iyo waliba shaqsiayadkii suurtagalinta Koobkaan Kaalinta ka qaatay iyo shirkadaha.
Dhinaca Kubadda Koleyga waxaa ku guuleystay Isla gobolka Maroodi jeex'Hargeysa',Kaalinta 2aad waxaa galay Howd,Ciyaaraha Fudud waxaa Kaalimaha ee ugu horeeya biladahoodii u urusaday Gobolka Caasimadda Soomaliland ee Maroodijeex oo runtii Muujiyay Sanadkaan daadaal dheeraad ah.
Tartanka Kubadda Cagta waxaa dhinaca Gooldhalinta 4 gool ku qaaday Ciyaaryahanka Lambarka 11 u qaata Xulka Maroodijeex' Hargeysa' Ciyaaryahan Govindha.
Taariikhda-ebed-markii-ugu-horeysay-kooxda-chalsea-oo-soo-iibsata-sadex-wiil-oo-walaalo-ahTaariikhda ebed markii ugu horeysay kooxda chalsea oo soo iibsata sadex wiil oo walaalo ah
Wax kasta oo kadhaca kubada cagta waa tariiq laakin waxna waa bilaaw waxna waa kuwo horey udhacay. Kooxda reer London ee Chelsea ayaa maanta halmar si wada jir ah ula waregtay 3 ciyaariyahan oo isla dhalatay kuwaas oo la sheegay in ay mustaqbal fiican kuleeyihiin kubad cagta. Twins Rio iyo Cole Dasilva, oo 12 jir ah iyo Jay Dasilv oo 13 jir ah ayey kooxda Chelsea kala soo wareegtay Luton Town F.C qeybteeda hor marinta caruurta.
Saxiixa sadexdaan wiil ee walalaha ah ayaa waxaa uga baxday kooxda Chelsea aduun dhan £1milion .
Tababare Villas Boas ayaa taariiq cusub ufuray kooxda Chelsea kadib markii uu si wada jira usoo qaaatay 3, dan wiil ee walalaha ah .
Madaxa kooxda yar yar ee Luton Gregg Broughton ayaa sheegay in tani ay tahay taariiq heshiis kadib markii 3 ciyaariyahan oo isla dhalatay si wada jir ah loola wareegay. Waa markii labad oo ay taariqda kubada cagta dhacdo in 3 ciyaariyahan oo isla dhalatay halmar la iibsado oo ay 1 koox uwada ciyaaran
Waana kuwan hoose 3 ciyaariyahan oo isla dhalatyay oo 1 mar la iibsaday kuwaas oo kala ahaa Ray, Rodney iyo Danny waxaana ay 1980-kii uwada ciyaarayeen kooxda Southampton.
Kampala- Marwo Amina Hersi Moghe, oo ka mid ah Tobanka maalqabeen ee ugu qanisan uguna hantida badan dalka Uagnda dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo ku dhalatay dalka Kenya ayaa..
Waxa weli si habsami ah uga socda caasimadda dalka Uganda ee Kampala tartankii kooxaha Kubadda Kolayga ee caasimaddaha iyo magaalooyinka bariga iyo badhtamaha Afrika oo ay sanadkan ka soo qayb galeen kooxdda kubadda kolayga ee caasimadda Hargeysa oo matalaysa Somaliland.

Shirkadda daabacaada Xayeysiisyada ee SAGAL-JET ayaa caawa casuumad casho-sharafa ugu sameysay xulka Kubadda Koleyga (Basket Ball-ka) ee Caasimada Somaliland Huteelka Summer Time ee Magaalada Hargeysa,kadib markii ay nasiib-u-heleen inay ka qeybgaal tartanka Caasimadaha
Anigoo ku hadlaaya magacayga iyo kan xaaskayga Sucaad Abdirahman Omar, anagoo ka tiiraanyeysan geeriidii Naxdinta lahayd ee ku timid waxaan tacsi hawada usoo marinaynaa dhamaan reerihii, ehelkii, iyo asxaabtii Guddoomiyahii Olympiga Soomaaliya, Adan xaaji Yabarow Wiish, iyo Guddoomiyahii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Siciid Mugaambe.
Waxaa maanta oo Isniina ka degay groonka diyaaradaha ee Djibouti Tababaraha Caalamiga ee Jama Mohamud Aden (Karaiin). Tababare Jama oo casuumaddan ka helay madaxweynaha Djibouti Mudane Omar Geelle, ayaa ka soo duulay magaalada Nairobi.
Wasiirka cusub ee wasaaradda Dhalinyaradda, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Md. Cali Siciid Raygal, ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugala wareegay Wasiirkii hore Md. Cabdi Siciid Faahiye.kadib markii uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo xilkaasi ka qaaday.
waxaan hambalyaynayaa wasiirka cusub ee sportska cali siciid raygal waxaan leeyahay ilaahay xilkaa ha kugu asturo hana kuu fududeeyo,
Wasaaradan cayaaraha oo aan aqoon igu filan u leeyahay waxaan ugu hambalyeeynayaa madaxweeynaha in uu asiibay isbedel uuna magacaabay wasiir cusub kadib khilaaf daba dheeraaday oo soo jiitamayae ilaa intii uu wasiirkii hore uu yimid .
Oradyahanka Caanka ah Ee reer Somaliland Mo Farah oo Ka Qeyb Galayay Tartan Orodka ah oo ay Ka soo Gartay Taariikh Xanuun Badan uusan Waligii Hal maamin Waa Maxay.
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Md. Cabdi Siciid Faahiye, ayaa wakhti uu khilaaf ba'ani regaadiyay Wasaaradiisa, maanta ku dhawaaqay liiska ciyaaryahanada xulka Somaliland iyo tababareyaashii wadi lahaa.
Hargeisa ( Somal Sports) Xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland ayaa waxa ay manta ku soo bandhigeen Hotel Imperial Book ayay kaga hadlayaan kuna soo ururiyeen wax wabadkoodii Sanad, xidhiidhkan oo madax ka yahay Gudoomiye Axmed Maxamuud Sheikh ayaa halkaas ….
Xoghayaha Guud(Hargeisa) ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Mr Khadar Maxamed Yuusuf ayaa ka Xog Waramay Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Xigeenka uu dhawaan u igmaday Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Cabdi Siciid Faahiye oo...
Gudoomiyaha Xidhaadhka kubad cagta ee wasaarada ciyaaraha Axmed Maxamud sheikh ayaa eedaymo u jeediyay Wasiirka Wasaarada ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye oo uu ku eedeeyay unuu lunsaday lacago badan oo loogutabarucay qansoomidii ciyaarihii gobolada dalka ee ka dhacay Bruco.
Jaamacada alpha university college ayaa caawa casuumad casho sharafeed ah ku maamuustay dhaliinyaradii ciyaartoyga ahayd ee ka qab galay tartankii ciyaaraha kala duwan ee gobolada ee ka dhacay magaalo madaxda gobolka togdheer eeburco
Xaflad lagu soo xidhayo siminaar muddo 2 cisho ah uga socday xidhiidhka kubada cagta ee jsomalilandayaa saaka ka qabsoomay hotel maansoor ee magalada hargeisa xidhitaan ka siminaar kaa ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dhaqanka Mustafe Maxamuud qodax
Waxaa magaalada Birmingham, UK ku sugan tababaraha Caalamiga ee Jama M. Aden(Karaiin). Tababaraha oo imika tababara kooxda qaranka ee Qatar, ayaa isla markaa tababara ciyaartoyda caanka ah ee uu ka mid yahay Abubaker Khamis Kaki oo dhowaan ku guulaystay ciyaarahii indoorka ee Stuttgart, Germany, isla markaana ah ninka hogaaminaya saacadaha orodka 800m ee sannadkan 2011.
Hargeysa : Wasiirka Waasaaradda Ciyaaraha iyo Dhaqanka Maxamed Ibraahim ayaa saaka Hotelka Maan-soor ka furay tababar looqabanayo qaybo ka mid ah waaxda Ciyaaraha ee wasaaraddaasi.