






Jaamacada alpha university college ayaa caawa casuumad casho sharafeed ah ku maamuustay dhaliinyaradii ciyaartoyga ahayd ee ka qab galay tartankii ciyaaraha kala duwan ee gobolada ee ka dhacay magaalo madaxda gobolka togdheer eeburco
Xaflad lagu soo xidhayo siminaar muddo 2 cisho ah uga socday xidhiidhka kubada cagta ee jsomalilandayaa saaka ka qabsoomay hotel maansoor ee magalada hargeisa xidhitaan ka siminaar kaa ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dhaqanka Mustafe Maxamuud qodax
Waxaa magaalada Birmingham, UK ku sugan tababaraha Caalamiga ee Jama M. Aden(Karaiin). Tababaraha oo imika tababara kooxda qaranka ee Qatar, ayaa isla markaa tababara ciyaartoyda caanka ah ee uu ka mid yahay Abubaker Khamis Kaki oo dhowaan ku guulaystay ciyaarahii indoorka ee Stuttgart, Germany, isla markaana ah ninka hogaaminaya saacadaha orodka 800m ee sannadkan 2011.
Hargeysa : Wasiirka Waasaaradda Ciyaaraha iyo Dhaqanka Maxamed Ibraahim ayaa saaka Hotelka Maan-soor ka furay tababar looqabanayo qaybo ka mid ah waaxda Ciyaaraha ee wasaaraddaasi.